Guddiga Doorashooyinka heer federaal ayaa caawa soo saaray jadwalka diiwaan gelinta, diyaarinta dokumentiyada iyo dhaarinta xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad.
Jadwalka waxaa ka muuqda dib u dhac weyn oo ku saabsan gabagabeynta Doorashada raagtay muddo sanad ka badan, iyadoo 14-ka Bisha April 2022, loo cayimay Dhaarinta xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa weli harsan doorashada xildhibaannada kasoo bixi lahaa Gobolka Gedo, Beledweyne iyo qaar ku harsan Garowe iyo Jowhar.
HOOS KA AKHRISO JADWALKA CUSUB
