Kuklankii ugu horeeyay ee kalfdhiga joowaad ee Golaha Shacabka ayaa lagu soo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Doorashada guddoonka Golaha Shacabka.
10 Xubnood oo Guddigan ka kooban yahay ayaa qaab beeleed ay iska soo xuleen Xildhibaanada, markii ay diideen inuu soo magacaabo Gudddoomiyaha KMG ah, waxaana kadib 10-ka xubnood laga hor akhriyey Baarlamaanka oo cod gacantaag ah ku ansixiyey.
Magacyada Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad aya kal ah:
1- Xuseen Maxamed Nuur (Hawiye)
2- Cabdirisaaq Cumar Maxamed (Hawiye)
3- Nasra Mahdi Caraale (Dir)
4- Maxamed Xuseen Haadi (Dir)
5- Dahado Suusow Maxamuud (Beesha 5aad)
6- Cumar Shariif Jeeg (Beesha 5aad)
7- Qaasim Cilmi Seed (Daarood)
8- Cabdullaahi Xasan Rooble (Daarood)
9- Cali Sheekh Maxamed Nuur (Digil & Mirifle)
10- Maxamed abuukar ( Digil & Mirifle)
