Golaha wakiilada Puntland ayaa magacabaay Guddiga Doorashada Guddoonka Golahaasi oo dhici doonta maalmaha soo socda.
Guddigan ayaa ka kooban 7 xildhibaan oo uu guddoomiye u yahay Ismaaciil Cabdi Abtiile, waxaana kaalin doona kusimaha guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji iyo xoghayaha guddiga.
HOOS KA AKHRISO


![Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Puntland oo la magacaabay [Akhriso Magacyada]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/10/Garowe-toos-1024x576.jpg)