Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Guddiga Doorashada Puntland oo heshiis la gaaray Guddiga Doorashada Qaranka

    Guddiga Doorashada Puntland oo heshiis la gaaray Guddiga Doorashada Qaranka

    December 13, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa magaaladda Muqdisho heshiis wadashaqeyn ah kula gaaray Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka.

    Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey)  Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa sheegtay in arrimaha labada dhinac ay isku afgarteen ay kamid tahay sare u qaadidda wadashaqeynta, iyagoo iska kaashanaya doorashooyinka dowladaha Hoose ee dhawaan ka dhacaysa Puntiland.

    “Waxay gaareen hadda labada Guddi heshiisyo hordhac ah oo ay ugu horeyso heshiis is afgarasho ah iyo wada shaqeyn iyo in maadaama Guddigeenu yahay heer Federaal inuu aad wax ugala qabto Guddiga doorashooyinka Puntiland oo mardhow galaya doorashooyinkii dowladaha hoose inaan isla dardargalino ama aan u baadigoobi laheyn dhaqaalihii doorashada looga qeybgali lahaa” sidaas ayay hadalkeeda sii raacisay Guddoomiye Xaliimo Yarey

    Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Puntiland Cabdiraxmaan Diiriye Samatar ayaa balan qaaday in dhankooda ay si dhow ula shaqeyn doonaan Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka, isagoo Guddiga ku bogaadiyay sida ay uga go’an tahay in la iska kaashado hirgalinta doorasho qof iyo cod ah oo la filayo inay dalka ka dhacdo sanadka 2020.

    Heshiiska is afgaradka iyo wada shaqeynta ah ay gaareen Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Guddiga doorashooyinka Puntiland ayaa bilow u ah dadaalada Guddiga doorashooyinka heer qaran ay ku doonayaan inay wada shaqeyn ula yeeshaan dowlad goboleedyada si looga miro dhaliyo hadafka Guddiga oo ah in dalka laga hirgaliyo doorasho qof iyo cod ah marka ayd hamaato mudada dowladda hada shaqeyneysa.

    Guddiga Doorashada Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare Kheyre oo booqasho hambalyeyn ah u tegay Wasaaradda Maaliyadda [Sawirro]
    Next Article Xildhibaan kashifay Xaaladda Mooshinka Madaxweynaha” “3 Maalin ka hor ayaan saxiixay, waana ka baxay..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo