Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Guddiga Doorashada Somaliland oo 5 Xildhibaan kusoo saaray Gacantaag tartan la’aan ah (Akhriso)

    Guddiga Doorashada Somaliland oo 5 Xildhibaan kusoo saaray Gacantaag tartan la’aan ah (Akhriso)

    February 10, 2022Updated:February 10, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay doorashada shan kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.

    Doorashadan oo shanta kursi cod gacantaag ah loo qaaday ayaan wax tartan ah la gelin, sidoo kalena aan loo baahan in la furo Sanaadiiqda lagu codeyn lahaa, Musharixiinta tartanka ka haray ee loo yaqaan ‘Malxiis ayaa dhammaandood ahaa haween.

    Doorashada xildhibaannada Somaliland ayaa isu bedeshay gacantaag, ay natiijadii maanta noqotay sida soo socota:

    1- Kursiga HOP205: Waxaa ku tartami lahaa Axmed Cabdi Kooshin iyo Muna Xuseen Faarax, laakiin waxaa tartankii ka hartay Muna Xuseen, kadibna waxaa cod gacantaag kalsooni siin ah loo qaaday Axmed Cabdi koshin oo helay dhammaan ergadii kursiga oo ahayd 99.

    2- HOP263: Waxaa ku tartami lahaa Muuse Siciid Jaamac iyo Khadra Cabdi Maxamed, balse waxaa tartanka ka hartay Khadra Cabdi Maxamed, taasoo keentay cod gacantaag ah lo oqaado Muuse Siciid Jaamac oo helay dhammaan 101-dii Ergay ee Kursiga u codeyn lahayd.

    3- HOP240: Waxaa ku tartami lahaa Cali Maxamuud Aadan iyo Rooda Maxamuud Axmed, laakiin waxaa dhacday in Rooda Maxamuud ka hartay Doorashadii, waxaana cod gacantaag ah 98 ergo kusoo baxay Cali Maxamuud Aadan, waxaana ka aamusay 2 ergo.

    4- Kursiga HOP271: waxaa ku tartami lahaa Cali Cabdi Ibraahim iyo Farxiya Obsiiye Wacays, waxaase doorashada iyo tartanka ka hartay Fatxiya Obsiiye, kadibna waxaa cod gacantaag 90 ergo ay siiyeen Cali Cabdi ibraahim oo sidaas kusoo baxay, waxaana ka aamusay 3 ergo.

    5- Kursiga HOP241 waxaa ku tartami lahaa Cabdiqani Ismaacil siciid iyo Ayaan ismaacil Cabdi, balse waxaa tartanka ka hartay Ayaan ismaacil , waxaana ergo 91 ah ay codka kalsoonida siiyeen Cabdiqani Ismaacil Siciid , halka ay ka aamuseen 9 ergay.

    Doorashada Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIs-miidaamiye isku Qarxiyey Bar laga ilaaliyo Villa Somaliya iyo Cidda la beegsaday oo…
    Next Article Alshabaab oo shaacisay Ergo Doorasho iyo Ciidamo Boolis ah oo ku dhintay Qaraxii is-miidaaminta

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo