Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare ayaa ka hor yimid shirka Shidaalka Soomaaliya ee ka dhacaya magaalada London.
Qoraal uu soo saaray Senator Ilyaas Cali Xasan ayaa lagu sheegay in shirkaasi aanu waafaqsaneyn sharciga dalka, isla markaana wixii ka yimaada ay mas’uuliyadiisa qaadeyso xukuumadda Soomaaliya iyo wasaaradda Batroolka.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA


![Guddiga Kheyraadka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo ka hor yimid shirka Shidaalka ee London [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2019/02/Aqalka-sare.jpg)