Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka loo laalay 11- kursi oo ka mida Aqalka hoose ee Baarlamaanka.
Guddiga ayaa si weynu difaacay qaabkii ay u mareen 11-ka kiis, iyadoo ay heleen 71 cabasho oo qaab sharci ah loo maray dacwooyinkooda.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA GUDDIGA

![Guddiga Khilaafaadka Doorashada oo difaacay 11-ka Kursi ee uu laalay [AKhriso War-saxaafadeeed]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/12/Guddigax.jpg)