Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Guddiga Khilaafaadka Doorashada oo War-cad ka soo saaray, Shaqadiina joojiyay [Akhriso]

    Guddiga Khilaafaadka Doorashada oo War-cad ka soo saaray, Shaqadiina joojiyay [Akhriso]

    December 24, 2016Updated:December 24, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa soo gabagabeeyay shaqadooda iyagoo difaacay 11-ka kursi ee ay laaleen.

    Guddiga Madaxa banaan ee Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ayaa sheegay in mudadii ay shaqada hayeen ay soo gaareen 71 kiis oo cabasho oo la xiriira sidii loo maareeyay doorashad, laakiin baaritaan iyo cadeymo ay u raadiyeen kiisaskaa ay markii dambe ka soo reebeen 11 kursi.

    Guddiga Madaxa banaan ee Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka dadban ee Soomaaliya C/risaq Barre Jaamac

    War-saxafafeed Qoraal ah oo Guddigu maanta soo saarayayaa lagu caddeeyay in Dacwadaha guddiga soo gaaray ay isugu jireen:

    1. Is-dabamarin lagu sameeyay liiska Ergooyinka,
    2. Cod iibsasho lagu sameeyay ergada,
    3. Ku takrifal awoodeed oo ku aaddan u asteynta kuraasta qoondada haweenka,
    4. Dacwooyin ku qotomay kuraas laga duudsiiyay jufooyinkii lahaa,

    iyo murashixiin loo diiday shahoodooyinkii iyo ka qeybgalka doorashada.

    Guddigan ayaa sheegay in dhamaan Dacwooyinkaa ay u gudbiyeen, kalana hadleen hogaamiyeyaasha madasha iyo beesha caalamka. Wuxuu sheegay guddigu inay ka xun yihiin in iyagoo shaqadaa adag u hayay bulshada laga faafiyay inay qeyb ka ahaayeen musuqa iyo khaladaadka doorasho ee dhacay.

    Guddiga xalinta khilaafaadka oo dhowaan laalay 11 kursi oo ka mida kuraastii muranka ka taagnaa ayaa iska difaacay eedeymo loo jeediyay iyadoo sheegay in shaqadoodii ay dhammaatay, halkaasina ay ku soo gabagabeeyeen shaqadii loo igmaday.

    Wadani.com

    Doorashada 2016 Guddiga Xalinta khilaafaadka Somali elections Top xildhibaano la laalay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaamulka Jubba oo soo bandhigay maleeshiyo Alshabaab ah oo isu dhiibtay (Daawo)
    Next Article DAAWO: Obama iyo Xaaskiisa Michelle oo farriin cajiib ah kasoo diray Aqalka Cad

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo