Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Guddigii Aqalka Sare ee Galmudug Qoraal Rajo xambaarsan kala soo laabtay Madaxweyne Xaaf (Sawirro)

    Guddigii Aqalka Sare ee Galmudug Qoraal Rajo xambaarsan kala soo laabtay Madaxweyne Xaaf (Sawirro)

    September 22, 2018Updated:September 22, 20182 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wafdigii Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka u diray Magaalada Dhuusamareeb ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, iyadoo galabta laga sagootiyay magaaladasi oo muddo dhowr maalmood ah ay ku sugnaayeen.

    Wadahadallo dheer oo ku saabsan xaalada Galmudug iyo khiaafka kala qeybiyey madaxda Galmudug, waxaa wafdiga loo gacan geliyey qoraal ku saabsan mowqifka madaxweyne Xaaf ee khilaafka ka taagan xaaladda Galmudug iyo muranka kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya.

    “Waxaan kulan sagootin ah u sameeyay wafdi ka socday Aqalka Sare oo uu hogaaminayo Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa waxaana iska wareysanay xaaladaha Maamulka Galmudug, Waxaan Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ku wareejiyay Document ay ku qoran yihiin waxyaabaha uu Maamulka Galmudug ka tabayano Dowlada dhaxe iyo in loo baahanyahay in dowlada iyo Maamul Goboleedyada arintooda la dhameeyo oo xal laga gaaro..” ayuu yiri Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

    Dhinaca kale waxaa safarkooda Galmudug ak hadlay Senator Cabdi Xasan Dhuxulow oo yiri: “Waxaan soo gabagabeynay safarkii aan ku tegnay deganada Galmudug iyo kulamadii aan la lahayn Madaxda dowlad Goboleedka Galmudug. Waxaan Aqalka sare la wadaagi doonaa xog sugan oo wax ku ool ah taasi oo ka turjumeysa xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta Dowlad Goboleedka Galmudug iyo qodobadii aan isla soo meel dhignay..”

    Wararka aya sheegay in madaxweyne Xaaf uu diyaar u yahay xal laga gaaro maamulka Galmudug dhexdiisa iyo khilaafka kala dhaxeeya dowladda federaalka, haddii loo fuliyo saddex qodob oo kan ugu muhiimsani uu yahay hirgelinta heshiiskii Ahlu suna iyo Galmudug oo u damaanad qaadaya muddo xileed cusub iyo arrimo dhaqaale oo dowladda Federaalka uga xiran.

     

    Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoor

    Image may contain: 4 people, people sitting and table

    Image may contain: 1 person, sitting and indoor

     

    Aqalka sare Dhuusamareeb Galmudug Xaaf
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Waxbarashada oo Amar kasoo saaray Dugsiyadii Dowladda ee magacyada laga bedelay [Wareegto]
    Next Article DAAWO: Warbixin laga diyaariyey Jaceylkii Ruqiya & Maxamed ee sababay in Nolosha lagu gubo Adeerkood

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo