Khilaaf ku saabsan sharcinimada xildhibaanada lagu doortay magaalada Cadaado ayaa ka soo shaac baxay Guddiyada Doorashada heer Gobol ee Galmudug iyo Guddiga Federaalka.
Murankan ayaa salka ku haya digniin ay Guddiga Doorashada Galmudug u direen Guddiga heer Federaal iyo kan xalinta khilaafaadka ee Muqdisho fadhiya, iyagoo ka digay in xildhibaano lagu doortay Cadaado kuraastooda la laalo, waxayna eedeyn culus u jeediyeen Guddiga.
QORAALKA HOOS KA AKHRISO
Wadani.com