Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabayo la-taliye sare oo dhinaca saxaafadda ah.
Guddoomiye Mursal ayaa la-taliyihiisa dhinaca warbaahinta u magacaabay Liibaan Maxamed Xuseen oo noqonaya la-taliyihii saddexaad ee uu guddoomiyaha Baarlamaanka magacaabo intii uu xilka yimid.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA


![Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo magacaabay Xil sare [Akhriso Wareegto]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/04/Mursal-Guddoomiye.jpg)