Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Guddoomiyaha G/Banaadir oo hoggaamiyey Ololihii Nadaafadda Billaha ahaa ee Muqdisho [Sawirro]

    Guddoomiyaha G/Banaadir oo hoggaamiyey Ololihii Nadaafadda Billaha ahaa ee Muqdisho [Sawirro]

    October 27, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Gobolka Banaadir ayaa fuliyey ololihii nadaafadda ee bilaha aheyd taasoo la sameeyo bil kasta si wax looga badalo bilicda Magaalada Muqdisho.

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed iyo xubno kale oo ka tirsan Maamul Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb qaatay Ololaha naadaafadda oo laga fuliyey inta u dhaxeyso KM4 ilaa Isbitaalka Madiino.

    Howshaan Nadaafadda ayaa inteeda badan waxaa xoogga lagu saaray Isgoyska Soobe oo ay weli ka muuqato saameyntii Qaraxii xoogaana ee halkaas ka dhacay.

    Cagafyada Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb qaadaney ololaha Nadaafadda, waxaana dadkii lahaa Guryihii ku burburay Isgoyska Soobe laga caawiyey in laga qaado burburka Dhismayaasha.

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo saxaafadda kula hadlay halka ay ka socotay ololaha Nadaafadda ayaa sheegay inay howshaan tahay mid lagu soo celinayo bilicdii Magaalada ay aheyd, isla markaasna wuxuu sheegay inay shaqadaan tahay mid joogta ah oo la qabto Bil kasta.

    Sidoo kale Guddoomiyaha oo qoraal soo dhigay Bartiisa Faceboo ayaa yiri: ” Maamulka Gobolka Benaadir iyo Dowladda Hoose Muqdisho wuxuu ololaha nadafadda billaha ah ka fuliyay KM4 ilaa iyo Isbitaal Medina. Waxaan aad uga shaqeynay goobihii masiibada ka dhacday 14kii October si aan u garab istaagno dadka dhismayaasha iyo goobaha ganacsiga ka burbureen oo u baahan in la garab istaago. Waxaan u mahadcelinayaa dhamaan intii nagala qeybqaadatay”

    Daawo sawirrada:

    G/Banaadir Nadaafad Soope Taabit Tabit Cabdi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomali PM visits Mogadishu blast victims in Ankara
    Next Article Ra’iisal wasaare ku xigeen Dal caan ah oo xilka looga qaaday inuu heyso dhalasho kale [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo