Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo safarkiisii ugu horeeyay ku jooga dalka Ingiriiska

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo safarkiisii ugu horeeyay ku jooga dalka Ingiriiska

    January 21, 20162 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa socdaalkiisii  ugu horeeyay ee uu Muqdisho uga baxo ku jooga dalka Ingiriiska, iyadoo la sheegay inuu  kulamo la yeelanayo  mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Magaalada London.

    Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Jimcaale iyo wafdigii uu hogaaminayay waxay kulan gaar ah oo ay albaabadu u xiran yihiin la qaateen ku xigeenka duqa magaalada London Mudane Roger Evans oo ah Kusimaha Duqa Magaalada London, iyo saraakiil sare oo ka tirsan maamulka magaalada London. Waxaana laga wada hadlay qorshe lagu mantaaneeynaayo labada magaaalo ee London iyo Muqdisho iyo sidii la iskaga kaashan lahay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo dhinacyada amniga, iyo in magaalada Muqdisho laga kaalmeeyo kaabayaasha dhaqaale ee lagama maarmaan ka u ah in Muqdisho ay isku filnaato dhanwalba.

    Mudane Roger Evans iyo maamulkiisuba waxa aay muujiyeen sida ay diyaarka ugu yihiin wax wada qabsiga iyo iskashiga labada dhinac iyo gacansiinta Magaalada Muqdisho. Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan la qaatay Saraakiil sar sare oo ka tirsan Booliska magaaladaaasi kuwaas oo iyana ay kala hadleen sidii kaalintooda ay uga qaadan lahaayeen gacan siinta Booliska Muqdisho.

    Dhanka kale Duqa magalada Muqdisho, waxa uu la kulmay madax sare oo ka socota labada wasaaradood ee kala ah Wasaarda Arimaha Dibada iyo Wasaarada iskaashiga caalamiga ah, waxyna ka wada hadleen, howlaha iyo wadashaqeeynta ka dhexeeysa maamulka gobolka Banaadir iyo labadaan wasaaradood, Waxeyna wasaaradahaan, warbixin guud ka siiyeen Duqa magaalada muqdisho howlaha 2016 ay ka saacidayaan maamamulka Gobolka Banaadir si uu u gutto maamulka gobolka hawlihii loo Igmaday.

    Gudoomiyahan Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalda Muqdishu, Mudane Yusuf Xuseen Jimcaale waxa uu isagana dhankiisa warbixin faahfaahsan ka siiyay strategiyada maamulkiisa cusub uu ugu talo galay 2016 inuu ku maareeyob arimaha sugitaanka amniga, horumarinta adeegyada aay bixiso dowlada hoose ee Muqdisho iyo baahinta maamulka Gobolka Banaadir.

    Wadani.com

    Duqa Muqdisho London Yusuf Xuseen
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBeel Baacicade oo ka baxday shirka Jowhar & baaq loo diray Madaxweyne Xasan Sheekh
    Next Article Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jabuuti oo maanta laga sugayo Magaalada Beledweyne (Akhri Faahfaahinta)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo