Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Guddoomiyaha Guddiga Doorashada oo ka hadlay Arrinta Prof. Jawaari iyo eedeyn loo jeediyay

    Guddoomiyaha Guddiga Doorashada oo ka hadlay Arrinta Prof. Jawaari iyo eedeyn loo jeediyay

    November 27, 2021Updated:November 27, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Gudoomiyaha guddiga doorashada heer federal Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) ayaa sheegay inay cabashooyin badan soo gaareen oo ku saabsan maamulka Doorashada Golaha Shacabka, sida xaaladda guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari.

    Guddiga Heer federaal ayuu sheegay inay leeyihiin waajibaad gaara oo korjoogteyn iyo hubin ah, balse dhibaatada jirta ay tahay in cabashada laga jeediyo ama aado warbaahinta, iyadoo ay tahay inay guddiyada doorashada u gudbiyaan ama guddiga xalinta khilaafaadka.

    Maxamed Xasan Cirro Wuxuu sheegay in arinta Prof. Jawaari ay ka Warr hayaan ayna diyaarinayaan kulan ay la yeeshaan, si xaaladda warbixin looga helo, wuxuuna intaasi ku daray in Guddiyada Doorashada heer dolwad Goboleed iyo heer Federaal ay ka is kabayaan.

    Dhinaca kale Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa lagu eedeeyay inuu ku xiran yahay Villa Somaliya, isla markaana uu ka talo qaato.

    Musharax C/raxmaan Tuuryare oo u taagnaa doorashada Kursigii HOP067 ee ka dhacday Dhuusamareeb oo uu kusoo baxay taliyaha KMG ah ee NISA Yaasiin Farey ayaa sheegay in dacwadooda ay gaarsiiyeen Guddiyada Doorashada, balse dhibaatadda qabsatay ay ahayd in guddoomiye Cirro uu joojin waayhy Doorashadii socotay, markii si toos ah iyagoo la jooga uu lasoo hadlay ninka maamulka Hay’adda NISA, sida uu yiri.

    Waxaa hore u jiray warar sheegaya in awoodda Guddiga Doorashada heer federaal ay la wareegeen Guddiyada Doorashada Dowlad Goboleedyada oo si toos ah uga amar qaata madaxda Maamul Goboleedyada.

    Doorashada Guddiga Doorashada Maxamed Xasan Cirro Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSu’aal Culus oo ka dhalatay Farmaajo oo sheegay inuu Mushaarkiisa 2 Bil ugu deeqay Gurmadka Abaaraha
    Next Article 4 Kursi oo lagu dooranayo Baydhaba iyo Dhuusamareeb iyo xubnaha lasii ogyahay ee kusoo baxaya (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo