Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Guddoomiyaha Kaaraan oo dalbaday in Degmadiisa laga saaro Ciidamada Guutada 4-aad ee Col. Saney

    Guddoomiyaha Kaaraan oo dalbaday in Degmadiisa laga saaro Ciidamada Guutada 4-aad ee Col. Saney

    October 11, 2021Updated:October 11, 20211 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha degmada Kaaraan Degmada Kaaraan Ciise Maxamud Maxamed ayuaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay xaafadha Wajeer iyo Nageyle ee degmada Kaaraan.

    Guddoomiyaha wuxuu sheegay inay dagalka ka danbeeyeen ciidamada Guutafa 4-aad, qeybta 27aad ee uu hoggaamiyo Col. Saney Cabdulle Gaab, wuxuuna ku eedeeyay inay boob ka wadaan degmada, kuna hayaan amni darro.

    “Ciidanka Taliyaha guutada 4-aad ee weerarka soo qaaday waxay boob ku hayaan dhulka Kaaraan, aniga ma aqaan sababta ciidao militari ah u joogaan gudaha Magaalada, waxaan ka dalbanayaa wasiirka Gaashaandhigga iyo Duqa Muqdisho in magaalada laga saaro ciidamadan” ayuu yiri Gudoomiyaha degmada Kaaraan.

    Guddoomiyaha oo Warbaahinta kula hadlayey xafiiskiisa degmada Kaaraan ayaa sheegay in Ciidamada Millateriga ee jooga degmadiisa ay dhibaato ku hayaan dadka, isla markaan dagaalkii maanta uu dhaliyey barkaac iyo qasaare kala duwan oo weli tirakoob ay ku hayaan.

    Karaan si joogto ah u marti gelisay isku dhacyo iyo dagaallo dhex mara maleeshiyooyin iyo ciidamo milateri ah oo fadhigoodu yahay xaafado ka tirsan degmada.

    Dagaalkii saaka ka dhacay degmada oo markii danbe uu ku baxay Taliyaha ciid,mada Milateriga ayaa la sheegay inuu u dhaxeeyay ciidamo ay kala hoggaaminayeen Korneyl Saneey Cabdulle Gaabiyo Ismaaciil Xaadoole oo labaduba ka tirsan Ciidanka Millateriga Soomaaliya.

    Col. Saney Dagaal Degmada Kaaraan Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Col. Saney oo lagu eedeeyay inay Hubka waaweyn ku rideen xaafado ka tirsan Kaaraan
    Next Article Wasiir Khadiijo Diiriye oo la noqotay lacag ay u diri lahayd Barkhad Batuun, una wareejisay Dadkii..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo