Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Guddoomiye Degmo oo lagu rasaaseeyay Muqdisho, lagana dilay mid ka mida ilaaladiisa

    Guddoomiye Degmo oo lagu rasaaseeyay Muqdisho, lagana dilay mid ka mida ilaaladiisa

    November 12, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe C/llaahi Maxamed Xuseen (Geeldoox) ayaa sheegay in lagu rasaaseeyay magaalada Muqdisho.

    Guddoomiyaha ayaa ku eedeeyay ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta ee ku sugan Isgoyska Sanca ee degmada Kaaraan, inay xalay joojiyeen markii uu isu sheegayna oo ay ogaadeen kadibna ay rasaas ku fureen iyagoo dilay mid ka mida ilaaladiisa.

    Wuxuu ka yimid Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoo ku socday hoygiisa.  “Xalay safar ayaa Muqdisho ku soo galay, saacaddu marka ay aheyd lix saac, markii aan Isgoyska Sanca marayay oo aan rabay in xaafadeyda u gudbo waxaa u istaajiyay Ciidamada Xasilinta, waxay i weydiiyeen Aqoonsi ama ID CARD, waxaa u sheegay anaga Gobol ayaa jirnaa, dowlad goboleedka Hirshabeelle ka tirsanahay, wax Aqoonsi ah nalooma sameyn, waxaa Mobilkeyga ka tusiyay warqadii wareegtadiila igu magacaabay, markaas ayaa la igu yiri askartada qoryaha ka qaad ee baaburka dhex dhig, markii intaas la i yiri ayaa askari ila socday uu hadlay, markaas ayay askartii kale rasaas nagu bilaabeen, hal askari waa iga dhintay, mid kalena waa iga bad baaday”ayuu yiri Guddoomiyaha degmada Mahadaay C/llaahi Maxamed.

    Wuxuu intaas ku daray in isagoo indhaha ka xiran la saaray gaadiidka ciidamada, lana geeyay Goob ku dhow Godka Jilacow, halkaasoo lagu jirdilay, isagoo lagu qasbay inuu qirto in ciidamadiisa ay rasaasta bilaabeen.

    Ma jiro cid ka madax bannaan sheegashada guddoomiyaha degmada Mahadaay oo shilkan xaqiijisay, wuxuuna guddoomiye Geeldoox baaq u diray madaxda dowladda Federaalka inay arrintiisa wax ka qabtaan.

    Ciidamada xaslinta Dagaal Mahadaay Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRag Qaraxyo watay oo la qabtay lana soo Bandhigay [Daawo Sawirro]
    Next Article Ciidamo Gurigiisa ku weeraray Sarkaal milateri oo ku lug yeeshay weerarkii Naasa-hablood 2

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo