Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Guddoomiye Jawaari: “Ma jiri doonaan wax saxiixayaal la yiraahdo, Baarlamaan ayaa dalka ka jira….”

    Guddoomiye Jawaari: “Ma jiri doonaan wax saxiixayaal la yiraahdo, Baarlamaan ayaa dalka ka jira….”

    October 19, 20152 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo hadal ka jeediyay furitaanka shirka madasha Wadatashiga doorashooyinka 2016-ka ayaa sheegay in marnaba aanay jiri doonin wax saxiixayaal la yiraahdo, isagana uusan saxiixe noqon doonin.

    Xubnaha maanta shirka u furmay ayuu kula dardaarmay in ay ka fikiraan waxa ay soo saari doonaan, isaga oo ballan qaaday in baarlamaanka uu taageeri doono wixii madashaasi laga soo saaro.
    Waxa uu sheegay in waxyaabaha ugu weyn ee hadda xubnaha shiraya laga doonayo ay tahay in ay si gaar ah u eegaan xulka ay u keeni doonaan sida loo wajahi karo doorashada 2016-ka.
    Seddaxda qodob ee ugu muhiimsan xilligaan waxa uu sheegay inay ka mid yihiin dhameystirka Dastuurka, Dimuqraadiyadeenta dalka, iyo Federaalka.

    “Maanta waxaynu leenahay Dastuur, Anigu ma rabo noqdo saxiixe, madaxweynahana sidoo kale, Baarlamaan ayaa jira mana jirayaan wax saxiixayaal la yiraahdo, baarlamaanka waxa uu diyaar u yahay go’aan kasto oo aad gaartaan inaan soo dhaweynno, hadii uusan Dastuurka waafaqsneyn xitaa waa la waafajin doonaa, laakiin waa in arrimaha aad soo xuleysaan ha noqdaan kuwo laga eegayo meelo badan” ayuu yiri Gudoomiye Jawaari.

    “Baarlamaanka Federaalka gacan buuxda iyo wadatashi joogta ah ayuu la yeelan doonaa baarlamaanada maamul gobaleedyada kuwa jira iyo kuwa dhismi doona, waxaana diyaar u nahay in arrintaan aan fulinno”
    “Waxaan galnay marxalad xasaasi ah, ka gudubkeeda waxa uu ubaahan yahay midnim codkeena mid yahay, go’aanka aan gaareyno yahay mid maskax Soomaaliyeed kasoo shiilmay” ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay gudoomiyaha.

    Shirka maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee Madasha Wadatashiga Doorashooyinka 2016 ayaa ah mid ay ka qeybgalayaan madax badan, waxaana la filayaa in gabagabada shirkaasi la helo natiijo ah qaabka ay u dhici karto doorashada 2016-ka.

    Wadani.com

    Jawaari Shir Wadatashi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare Cumar C/rashiid: “Shirka wadatashiga loogama hadlayo qaabka doorashada u dhaceyso…”
    Next Article Daawo: Khudbadihii shirka wadatashiga ee Xasan Sheekh, C/weli Gaas, Sharif Xasan & Axmed Madoobe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo