Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Guddoomiye Jawaari miyaa la wareegay xilka Madaxweynaha Soomaaliya..? [Akhri Caddeyn]

    Guddoomiye Jawaari miyaa la wareegay xilka Madaxweynaha Soomaaliya..? [Akhri Caddeyn]

    January 24, 2017Updated:January 24, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha cusub ee  Golaha Shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa la hoos geeyay qeyb ka mida ciidamada Soomaaliya ee sugi doona ammaanka Doorashada  Madaxweynaha Soomaaliya.

    Qodob arrintan ku saabsan oo ka mid ahaa qodobadii kasoo baxay shirkii labada Aqal ee maanta ka dhacay Muqdisho ayaa u qornaa sidatan:

    “In ciidamada ammaanka ee xaqiijinaya nabadgelyada Doorashada Madaxweynaha ay ka amar qaataan Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.”

    Arrintan ayaa qeyb ahaan loo fasiri kaaa inay jirto kalsooni darro ku saabsan in madaxweynaha xilka sii haya ee Xasan Sheekh Maxamuud uu galaangal ku yeesho ciidamada, waxayna ahayd dacwad iyo cabasho ay musharixiin badan hordhigeen Guddoomiye Jawaari.

    Ciidamada qaabilsan Doorashada oo ah Booliska, iyadoo doorashadu la filayo inay ka dhacdo xarunta Dugsiga Sare ee Booliska, kama dhigna in Guddoomiye Jawaari loogu yeero ama u noqday kusime madaxweyne.

    Madaxweynaha xilka sii haya ayaa madaxweynaha la doorto xilka ku wareejin doona ama loo dhaarin doonaa haddii uu ku soo baxo doorashada, waxaase jirtay dood badan oo musharixiin kala duwan ku dalbadeen in Jawaari noqdo kusime madaxweyne.

    Sida ku cad Dastuurka KMG ah wuxuu kursiga madaxweynaha bannaan noqon karaa marka madaxweynaha geeri ku timaado, is casilo ama xilka laga qaado, arrimahaas oo aan hadda jirin wuxuuna kala mid yahay Golaha fulinta iyo wasiirka koowaad oo xilkiisa aan isku heynin.

    Wadani.com 

    Doorashada Jawaari Madaxweynaha Top Xasan Sheekh Yaa madaxweyne ah
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoonka Labada Aqal oo Durba jebiyay Qodob lagu dhisay Guddiga Doorashada Madaxweynaha (Akhriso)
    Next Article Ganacsade Caan ah oo isu sharxay xilka Madaxweynaha Galmudug ee la isku heysto [Waa kuma..?]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo