Madaxweynaha Galmudug ee qaar ka mida xildhibaanada maamulkiisa ay xilkii ka qaadeen ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee xaalad degdeg ah oo uu ku soo rogay Galmudug.
Wareegto kasoo baxday xafiiska C/kariin Guuleed ayaa xilkii looga qaaday Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye Cirfo, iyadoo xilkaasi loo magacaabay Magacaabay Maxamed Sheekh Cali Cilmi.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA.