Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 6aad ee Golahaasi uu furmi doono aakhirka toddobaadkan.
Qoraal kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu sheegay in kalfadhiga 6-aad uu furmi doono Arbacadda 9-ka Oktoobar 2010, iyadoo xildhibaannada la faray inay degdeg dalka ugu soo laabtaan si ay u xaadiraan kalfadhiga cusub.


![Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Somalia oo shaaciyey xilliga uu furmayo kalfadhiga 6-aad [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/05/Guddoonka-cusub.jpg)