Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Guddoonka Baarlamaanka oo ku qeybsamay socodsiinta Mooshinka Madaxweynaha

    Guddoonka Baarlamaanka oo ku qeybsamay socodsiinta Mooshinka Madaxweynaha

    September 2, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwan qaabka loo maareynayo Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo muddo saddex toddobaad ah uu gacanta ku hayo guddoonkaasi.

    Saddexda Nin ee guddoonka Baarlamaanka ah ayaan weli isku waafaqin tallaabada xigta ee Mooshinka madaxweynaha oo hadda uu ka daba yimid mooshin kale oo isla guddoonku qabteen una diiwaan geliyeen  mooshin ahaan kaasoo ka horjeeda mooshinkii hore.

    Jawari-Jeylaani-iyo-mahad

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa hore u ahaa mas’uulka ugu weyn ee sida dadban u taageerayay Mooshinka madaxweynaha, kadib markii uu diiday inuu qabto guddoomiye ku xigeenka koowaad Jeylaani Nuur Iikar 12-kii Ogost oo Jawaari uu dalka ka maqnaa.

    Guddoomiye ku xigeenka koowaad Jeylaani Nuur Iikar ayaa isagu go’aankiisu cad yahay oo ka horjeeda mooshinka Madaxewynaha, laakiin guddoomiye ku xigeenka labaad ayaa markii hore go’aankiisuu qasnaa laakin markii dambe ku biiray Jeylaani Iikar oo isna ka hor yimid mooshinka madaxwyenaha.

    Labada guddoomiye ku xigeen ee Baarlamaanka waxay qabaan in mooshinka madaxweynaha din loo celiyo, halka guddoomiyaha Baarlamaanka oo culeys weyn uu ka heysto xildhibaanada mooshinka keenay uu isagu qabo inuu mooshinka hore u socodsiiyo.

    Go’aan culus oo xalay ay gaareen madaxweynaha iyo guddoonka Baarlamaanka ayaa culeys kale ku sii kordhiyay Guddoomiye Jawaari oo sameeyay shalay isku daygiisii ugu danbeeyay oo ahaa inuu  xiriir la sameeyo Maxkamadda sare.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Gudoonka Baarlamaanka Mooshinka madaxweynaha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo qorshe farsameysan u diyaariyay Guddoomiyaha Baarlamaanka
    Next Article Qoraal Qarsoodi ah: AMISOM oo qasaare 100 askari ah ka soo gaaray weerarkii Janaale

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo