Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hadaadan Xishooneyn Waxaad Rabto Samee..!!! W/Q: Sheekh Cali Wajiis

    Hadaadan Xishooneyn Waxaad Rabto Samee..!!! W/Q: Sheekh Cali Wajiis

    November 14, 2015Updated:November 14, 20154 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maqaalkaan waxaan cinwaan uga dhigay macna weyn uu ku yimid xadiithka rasuulka ee ah اذا لم تستحي فاصنع ما شئت

    Runtii xadiithkaan shariifkaa woxow si cad u sheegaayaa iney jiraan dad quruba oo ma xishoodayaal ah oo dareen shakhsiyadeed iyo mid diineed iyo insaaniya midna aan leheyn oo wexey rabaan iska sheega cidey rabaana iska maaga.

    Haddaba waxaa xusid mudan in dadka noocaasa aysan mudneyn in dhaqan xumadooda laga jawaabo waayoo wey ka liitaan in loo jawaabo.

    Immu shaafici ayaa noocaas oo kale tix gabaya ku cabiray oo yiri اذا نطق السفيه فلا تجبه فخير من إجابته السكوت

    Macnaha gabayga shaafici waa (haduu hadlo mid safiiha ha u jawaabin  jawaab la siiyo waxaa ugu wanaagsan in laga aamuso.

    Hadaba waxaa sanadahaan danbe soo baxay nin lagu magacaabo daahir calasow oo meherad ka dhigtay inow dadka iska caayo nololna ka gashay cay iyo in lagu hadaaqo wax laga xishoodo.

    Haddaba anigoo aan marna ka jawaabeyn waxa fawaaxishata ah ee ninkaan faaxishadaa uu ku hadaaqay amaba warqadihiisa raqiiskaa uu ku hardhay ayaan rabaa inaan halkaan uga tacsiyeeyo dadka sharafta badan ee uu qoraalkiisa xun kusoo qaaday.

    Waxa kaliya oo aan jecelahay Daahir Faaxisho inaan weydiiyo arimahaan.-

    1– Daahir woxow ku celceliyaa inow yahay nin habargidira oo sacada marka hore maxaa ku kalifay igaarka inow meelkasta ku hardho nasabkiisa ma war ayaa laga geliyay! maxaasa looga waayay reerkaas sharafta badan qof dabeecadiisa amaba magaciisa wata?

    2- Ina calasow woxow ugu yeeray reerka sharafta badan ee NUUX MAXAMUUD SALEEMAAN magac aysan iyagu la bixin haddana aysan ogoleyn asagoo og arinkaas maxaa ku kalifay arintaas? cudur daarsa maka bixiyay?

    3- Woxow Daahir Faaxisho igu qadfay arinta uu ugu magacdaray asagoo qiyaamada iyo qabriga uga jawaabi doona ii qabo kitaabka haddaba moxow u sheegi waayay magaca gabadha la faraxumeeyay ee uu qabiilkeeda sheegay aawaysa aabeheed iyo tolkeedii lagu xad gudbay gabadhooda oo jidka lagu kufsaday sida faaxisho ku andacooday moxowsa ugusoo beegay arin uu sheegaayo iney dhacday 1991 dii in uu sheego markii asaga la cadeeyay weecinta uu u weeciyay bayaankii culumada ee ka hadlaayay dadkii murtadiinta ahaay inow u weeciyo rag uu lacago baada weydiistay sida caadada u ah ee markuu ka waayay uu aflagaado kula dhaqaaqay diintana uu ka saaray culumada bayaankeedina uu isku dayay inow u weeciyo laakin uu ku fashilmay haddaba hadduu warkaan xasaasigaa haayay Ina calasow moxow u qarinaayay 25 sano mase waxaa caado u ah inow beenta iyo faaxishada uu qaebiyo markuu damcaba?

    4- Daahir woxow markasta buun buuniyaa colaadihii dadka walaalahaa dhex maray 25 sano kahor mexey tahay danta ugu jirta yowsa isaga gedaa oo uu kalsooni uga raadinaayaa in dad marhore is cafiyay uu boogohoodii danqiyo?

    Mase walaaltinimada iyo is dhexgalka walaalaha ayaa dhibaaya waayaabe?

    5- Waxaad sheegtay inaad ku dhalatay deegaanka cadale abootadaana tahay abgaal dadka aad ku abtirsatana ay deganyihiin reerkaas dhexdiisa wax dhibana aan loo geysan xataa dagaaladii sokeeye inta ay socdeen taasu waa iska caadi reerkaasna waa walaalohood amaba ilmohoodii oo iney badbaadiyaan waa iska caadi laakin adiga reer abootadaa oo aad markasta akhyaartooda iyo madaxda ka dhalatay oo weliba waalidkaa dhaleen maxaa ku daba dhigay mase guri xishood ayaadan ka imaan oo waxaa kugu dhabowday shiribkii xikmada badnaay ee ahaay ( ninki barbaarshay baahal nool   kabaxsay ama boqna gooy)

    5- Waxaad cay la dabajoogtaa dad sharaf badan oo mas’uuliin ah oo aad magco xuxun ula baxday maxaad ka heshaa aflagaadada markaad caruurta eheed ma helin miyaa wax ku tarbiyeeya oo xumaanta kaa reeba?

    Ugu danbeyn daahir faaxishow waxaan kuu sheegaayaa inaanan anigu waxba kuu qabin balse aanan xataa jecleyn in wax dhiba ku gaaraan waayoo waxaad tahay miskiin tarbiya la’aanu ku dhacday noloshuna meel xun ka gashay waxaansa kugula talinaayaa inaad dhaqankaaga bedesho faaxishada aad caadeysatayna iskaga dhex baxdo dadka aad caayeysana ogow sidi aniga ineysan ku wada cafineyn oo qaarkood mudankaaga ku marsiin doonaan.

    Sidoo kale waxaan kugula talinaayaa inaad cayda iska deyso ee aad si kale isaga qaraabato hadaadan ka aaleyna aad walba aad sheegto wax dadka qaarkiis ugu yaraan rumeyn karaan si aad u ciil dhacsato dabeecadaadii dulmigana aadan uga tegin ileen wax la bartayu waa baaskaaga ayaaba horay loo yiriye.

    ALLA weyne waxaan kaaga baryaayaa inow qashinka aad ku jirto fawaaxishata iyo fasaadka inow kaa saaro kaana dhigo qof dadkiisa si dabiiciya ugu dhexnoolaa kara risaqana meel wanaagsan kuu geliyo.

    Sheekh Cali Wajiis

    Maqaal Sheekh Cali Wajiis
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Axmed Madoobe oo difaacay ciidamada Kenya, isla markaana beeniyay eedeyntii KDF loo jeediyay
    Next Article Dagaalkii ugu qaraaraa oo dadka degaanka iyo Alshabaab ku dhex maray degano ka tirsan Xarardheere

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo