Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Hadal-heyn iyo Diidmo ka dhalatay xildhibaannada Uganda oo mid waliba la siinayo 56,500 oo Dollar

    Hadal-heyn iyo Diidmo ka dhalatay xildhibaannada Uganda oo mid waliba la siinayo 56,500 oo Dollar

    July 25, 2021Updated:July 25, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hadal heyn weyn iyo diidmo wadata caro ayaa ka dhalatay dalka Uganda, kadib markii toddobaadkan lacag ku dhow 30 milyan oo dollar ay dowladdu u qeybisay xildhibaanada cusub ee dalkaasi.

    Lacagtan ayaa loo siiyay inay ku iibsdaaan baabuur cusub, taasoo ay ka hor yimaadeen dad badan oo baraha bulshada kusoo bandhigay sida ay u diiden yihiin arrintan. Uganda ayaa ah dal sabool ah oo uu si weyn u saameeyay cudurka coronavirus.

    Mid kasta oo ka mid ah 529-ka xildhibaan ee dalkaas ayaa la siiyey 200 oo milyan oo shilling una dhiganta 56,500 oo dollar, si uu ugu soo iibsado baabuur cusub.

    “Waa wax aan la aqbali karin in dowladda ay raaxo u iibiso koox yar oo ka tirsan baarlamanka, oo bishii qaataa mushahar dhan $8,000, halka shacabka badankiis aysan awoodin inay noloshooda quudiyaan,” waxaa sidaas tiri Anet Nana oo u dhaqaaqda xuquuqda aadanaha, islamarkaana ah agaasimaha Midowga Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Uganaa.

    Shaqaalaha xoogsatadaha ah ee Uganda ayaa celcelis ahaan wuxuu bishii mushahar u qaataa 28 dollar, halka macallinka uu qaato 75 dollar.

    Moses Isooba, oo ah agaasimaha madasha ururada aan dowliga aheyn ee Uganda (National NGO Forum), ayaa intaas ku daray “Ficilkan waa fadeexad xilli dowladda ay shacabka ka codsaneyso inay ku tabarucaan lacag lagu soo iibiyo tallaalka COVID-19.”

    Waxa uu sheegay in lacagtaas loo adeegsan karay in 24 dollar la siiyo midkiiba, 500,000 oo ka mid ah dadka ugu tabaaleysan shacabka.

    Afhayeen u hadlay dowladda, Ofwono Opondo oo ka jawaabaya carada shacabka, ayaa difaacay go’aankan. “Waxaa sidan loo sameeyey in la fududeeyo xiriirka xildhibaanada ay la yeelanayaan kuwa soo doortay. Bulshada rayidka waxay qeyb ka ahaayeen diyaarinta miisaaniyadda, muddo fog ayeyna ogaayeen in xildhibaanada ay heli doonaan lacag ay kusoo iibsadaan babauur,” ayuu yiri.

    Tallaabo tan la mid ah ayaa sanaddii 2018 horseeday dibadbaxyo xooggan, ayada oo dadka u dhaqaaqa arrimaha bulshada ay ku xoomeen dhismaha baarlamanka, kahor inta aan laga soo eryin.

    Uganda, oo ah dal ay ku nool yihiin 45 milyan oo qof, ayaa waxaa laga diiwaan-geliyey 91,710 kiis oo COVID-19 ah iyo dhimashada 2,496 qof. Qiyaastii illaa hal milyan oo qof oo kaliya ayaa illaa hadda la tallaalay.

    Uganda Uganda Parliament Yoweri Musaveni
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRW Rooble oo magacaabay Guddi nooc cusub ah oo qaabilsan qoondada haweenka ee Doorashada Dadban
    Next Article XOG: Faragelin ka timid Agaasimaha NISA oo dhalisay inuu kala qeybsamo Guddigii Doorashada Hirshabeelle

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo