Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Hadalka & Neefsiga ma lagu kala qaadi karaa Coronavirus? (Digniin cusub oo loo diray Aqalka Cad)

    Hadalka & Neefsiga ma lagu kala qaadi karaa Coronavirus? (Digniin cusub oo loo diray Aqalka Cad)

    April 3, 2020Updated:April 3, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Daraasad cusub ayaa lagu sheegay in cudurka Covid-19 ee uu keeno jeermiska Corona uu ku faafi karo laguna kala qaadi karo hadalka iyo neefsashada.

    Guddi Khubaro caafimaad ah oo si weyn loo qadariyo ayaa Aqalka cad ee Mareykanka u diray talo soo-jeedin ku saabsan Coronavirus, iyadoo caddeeyay in Jeermiska Corona aanu kaliya ku faafin qufaca iyo Hindhisyada laakiin uu ku faafi karo wadahadalka iyo neefsashada, waxayna tani xaaladda kasii dhigeysaa mid ka halis badan intii hore looga ogaa cudurkan.

    Guddiga Akadeemiyada Qaran ee Sayniska oo uu madax u yahay Dr. Harvey Fineberg ayaa qoraal ay u direen Aqalka Cad waxay ku sheegeen in baaritaanka cusub ee ay ku ogaadeen inuu Coronavirus ku fidi karo wadahadalka iyo weliba neefsashada caadiga ah dadka isu jira ilaa 2 Mitir, iyagoo ku taliyey in maasgaraha wejiga lagu xirto ay adeegsadaan dadka marka ay dibadda u baxayaan.

    Waxay kaloo arrintan ka danbeysay baaritaanno laga sameeyay isbitaallo ku yaalla Shiinaha iyo Mareykanka oo Virus-ka laga helay qolalka ay ku jiraan bukaanadda cudurku hayo meelo u jira 6 Feet (Laba Mitir), waxaana weli socda baaritaannada lagu hayo qaabka uu ku faafo Coronavirus si xowli ah uga socda dalalka Mareykanka, Spain iyo Talyaaniga.

    Hore waxaa loo ogaa inuu Coronavirus ku faafo qufaca iyo hindhisada, waxaa kaloo lagu kala qaadi karaa taabashada, laakiin waxaa hadda lasii ogaanayaa in lagu kala qaadi karo neefsashada dadka isu dhow iyo wadahadalkooda.

    Coronavirus Coronavirus worldwide Top White house
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxmaan C/shakuur oo Baaq naadir ah u diray Alshabaab: “Haddii aad Qaraxyada ka deyn kartaan dadka..”
    Next Article Cudurka Coronavirus oo tobanaan Soomaali ah ku dilay Yurub & Qaar kale oo u jiifa Isbitaallada.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo