Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»Halka uu ku sugan yahay C/rashiid Janan oo la ogaaday iyo Odayaal waanwaan kula jira ciidamada taabacsan..

    Halka uu ku sugan yahay C/rashiid Janan oo la ogaaday iyo Odayaal waanwaan kula jira ciidamada taabacsan..

    February 6, 2020Updated:February 6, 20201 Min Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in odayaasha degmada Beledxaawo ay waanwaan kula jiraan ciidamada taageera C/rashiid Janan oo la doonayo in dib loo soo celiyo.

    Tan iyo shalay waxaa socday wadahadal u dhaxeeya ciidamada taageersan C/rashiid Janan iyo saraakiishooda, iyagoo ku sugan tuulo ku taalla xadka Soomaaliya iyo Kenya ee Beledxaawo iyo Mandheera, waxaana halkaasi ugu yimid C/rashiid Janan oo doonaya in ciidamadaasi ay tagaan Ceelwaaq ayna ka sameystaan fariisimo cusub.

    C/rashiid Janan ayaa u soo wareegay degaannada xuduudka ee Beledxaawo markii ay ciidamada dowladda la wareegeen degmadadaasi, waxaana ciidamada taageera oo ka badan 100 ay wataan gaadiidka dagaalka oo gaaraya 11, iyagoo isaga baxay Doolow iyo Beledxaawo oo ay hore gacanta ugu hayeen.

    Dadaalka odayaasha Beledxaawo ugu jiraan inuu heshiis dhex maro ciiamadaasi iyo dowladda federaalka ayaa mar kale saaka socda, waxayna wararku sheegayaan in guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo ee raacsanaa maamulka Axmed Madoobe ninka lagu magacaabo Sheekh Yuusuf Alqaadi lagu qanciyey inuu Muqdisho tago, iyadoo ay waanwaan la wado dowladda Federaalka, waxaana la socda guddoomiyaha Baardheere ee maamulka Jubbaland.

    Beledxaawo C/rashiid Janan Gedo Jubbaland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTrump oo ka badbaaday Mooshinkii Xil ka qaadista & Mudane ka tirsan xisbiga Jamhuuriga oo tallaabo yaab leh qaaday.
    Next Article Faarax Macalin oo Dowladda Kenya ugu baaqay inay degdeg ciidamadeeda ugala baxdo dalka Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo