Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Halkee ku dambeeyay Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Camey..? [Warbixin & Baafin Siyaasadeed]

    Halkee ku dambeeyay Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Camey..? [Warbixin & Baafin Siyaasadeed]

    December 15, 2016Updated:December 15, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa indhaha saxaafadda ka qarsoomay muddo ka badan toddobaad kadib markii uu Muqdisho ku tegay socdaal muran ka taagan yahay.

    Eng. C/xakiin Cumar Camey tegay yimid magaalada Muqdisho 3 dii bishan Disembar, iyadoo socdaalkiisa lagu sheegay inuu salka ku hayo kulamo ay la yeelanayaan Beesha Caalamka wafdi uu ka mid ahaa guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi.

    Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa socdaalkiisa ku sheegay inuu beesha caalamka kala hadlayo arrimaha doorashooyinka oo ugu badnaan saddex casho uuqaadan doonto socdaalkooda, laakiin arrimuhu sidaas uma dhicin.

    Wuxuu markii ugu horeysay ka qeyb galay shirkii Madasha ee Muqdisho ka dhacay oo nasiib darro ay ka baaqsadeen Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, waxaana shirkaasi dib loogu dhigay shir kale oo loo dhan yahay.

    Eng. C/xakiin Cumar Camey ayaa Muqdisho iska sii joogay iyadoo madaxtooyada Soomaaliya la dejiyay, isagoo ku adkeystay inuusan ku laaban Garowe, waxaana Garowe ku laabtay  oo qura Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, taasoo loo dareemay inuu doonayo inuu ka qeyb galo shirka madasha ee loo balamay.

    Madaxweynaha Puntland oo safar ku maqnaa inta ku xigeenkiisa u daba maray Muqdisho oo howlo isaga kaliya u xirnaa faraha la galay ayaa markii uu ku laabtay Garowe wuxuu si cad u sheegay inay khalad ahayd sidii ay  arrinta Sool iyo Sanaag u wajaheen ku xigeenkiisa iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

    C/weli Gaas ayaa markii ugu horeysay Muqdisho caawa kula midoobay oo ay isku arkeen ku xigeenkiisa, waxaana joogitaanka Eng. Camey ee Muqdisho tallaabooyinkii ugu danbeeyay ee uu qaaday loo arkay inuu loolan awoodeed ka jiro hogaanka sare ee Puntalnd xilligan kala guurka ah ee la dhisayo dowladda cusub ee Soomaaliya ama ugu yaraan goobjoog u ahaado halka talada lagu gorfeynayo.

    Wadani.com

    C/weli Gaas Doorashada 2016 Eng. C/xakiin Cumar Camey Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddiga Doorashada oo Shahaadooyin u diiday wasiiro loogu doortay xildhibaanno magaalada Jowhar
    Next Article QOLKA XAQIIQDA [Waxaa Qoray: Prof. Yaxye Sh. Caamir]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo