Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Halkee ku danbeysay Warshadii Baastada ee Muqdisho.. Yaase laga iibiyay…?

    Halkee ku danbeysay Warshadii Baastada ee Muqdisho.. Yaase laga iibiyay…?

    November 3, 2015Updated:November 7, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    wbaastada

    Warshada Burka iyo Baastada magaalada Muqdisho ee ku magac dheer warshada Baastada waxay ka mid ahay Kaabayaashii Dhaqaalaha dalka ee dowladii Kacaanka ku faani jirtay inay dalka ka hirgelisay si ay qeyb uga noqoto wax soo saarka dalka iyo warshadeynta, waxayna dacalka ku heystay jidka dheer ee Warshadaha oo dhowr warshadood isku xiri jiray sida magaciisa ka muuqatay.

    Markii ay dhaceen dagaaladii sokeeye waxay Warshadu ahayd goobihii ugu waaweynaa ee dadku ku qamaameen iyadoo laga helay raashin aad u faro badan oo u badan Qamadigii ay ku shaqeyn jirtay, waxaana markaasi loo geystay burbur xoog leh oo markii danbe ay dadweyne caadi ah guryo ka sameysteen.

    Xarunta warshadda oo dhul aad u weyn ku fadhiday qalab baaxad lehna ku rakibnaa waxay kooxihii dalka ku habsaday ka dhigteen meel ay furfurtaan oo xitaa birihii ay ka rarteen, waxaase weli ku dambeeyay calaamado aan go’i karin oo haanta dheer iyo dhismihii shubka ahaa ka mid yahay.

    Mar danbe waxay Warshadu xarun u  noqoto ciidamo kala duwan oo kuwa dowladda, maxkamadihii, Itoobiyaan iyo Alshabaab isugu jira oo isaga danbeeyay, waxaas oo dhan iyadoo soo martay Warshadii Baastada Muqdisho wuxuu maanta xaalkeedu marayaa in gebi ahaanba la tirtiro oo qeybihii ugu danbeeyay burburin ku socoto kadib markii si aan la shaacin looga iibiyay ganacsato oo dowladda Xasan Sheekh ay hantidaasi qaran ku takri fashay.

    Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cidda laga iibiyay dhulkii Warshada Baastada, qaarkood ayaa sheegaya in laga iibiyay Bankiga Salam, halka warar kale sheegayaan in laga iibiyay shirkad shisheeye, balse waxaa jirta in dhulkii iyo hantidii qaran ee la oran jiray Warashadii Baastada ay hadda kadib noqoneyso taariikh la soo dhaafay.

    Kuwa iibiyay ee xilka dowladnimo ku bixiyay iyo kuwa iibnaday ee hanti qaran ku dhiiraday inay gaar u yeeshaan midkoodna kuma fekerin inaysan sidaas arrintu ku dhammaan doonin oo xisaabtan jiri doono, dibna loo soo celin doono wixii hanti qaran ahaa ee la lunsaday.

    Wadani.com

     

    Fad Warashadii Baastada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIslamic extremists in southern Somalia ambush, kill 15 government soldiers
    Next Article Yuusuf Indha-Cadde: “Muqdisho in dhagxaan la dhigo jidadka, Hoteeladana lagu wareejiyo laguma sugi karo ammaanka”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo