Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sharciyada»Hanti dhowrka guud oo Baarlamaanka hortiisa ka qarxiyay fadeexadii Markab lagu qabtay Dekadda Muqdisho

    Hanti dhowrka guud oo Baarlamaanka hortiisa ka qarxiyay fadeexadii Markab lagu qabtay Dekadda Muqdisho

    January 19, 2015Updated:January 19, 20151 Min Read Sharciyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    HANTI DHOWRKA GUUD EE QARANKA NUUR JIMCAALE FAARAX
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax ayaa maanta shaaca ka qaaday in la sii daayay Markab lagu qabtay Dekadda Muqdisho oo lagu soo eedeeyay inuu sharci darro uga kalluumeysanayay xeebaha Soomaaliya, isagoo caddeeyay in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay sii deysay Markabkaasi. Hanti dhowrka guud ee Qaranka  Baarlamaanka hortiisa maanta ka caddeeyay warkaasi. wuxuuna ka dalbaday xildhibaanada Baarlamaanka siiba Guddiga qaabilsan kheyraadka badda inay arrintan baaraan oo Baarlamaankuna dood ka yeesho.

    XASAN-XEER

    Hanti dhowrka oo maanta ka hadlayay shirka Baarlamaanka oo looga doodayay Hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka wuxuu Baarlamaanka ku booriyay inay arrintan daba dagal ku sameeyeen, isaguna diyaar u yahay inay gacan ku siiyaan Baarlamaanka. “Waxay ahayd in markabka la xukumo, kaluunka saaran ilaa 2 Milyan doolar  ayuu gaarayay” ayuu yiri Nuur Jimcaale Faarax.

    Mareegta Wadani.com ayaa kashiftay arrintaani shalay qoraal ay ka diyaarisay dhacdada Markabkan iyo fadeexada lagu sii daayay (Akhri warbixinta Wadani.com) , waxayna uga mahad celineysaa Hanti dhowrka guud tallaabada geesinimada iyo mas’uuliyadda leh uu qaaday iyadoo ugu baaqeysa xildhibaanada Baarlamaanka inay kaalintooda ka qaataan ka sal gaaridda arrintan oo ka mida waajibaadkii ay u dhaarteen.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Hanti dhowrka guud Markab
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKASHIFAAD: Daawo & Qalab caafimaad oo Sacuudigu ugu deeqay dowladda Soomaaliya oo qarka u saaran in la leexsado
    Next Article Hanti dhowrka guud: “Shaqadii Qaranka aan u heynay waxaa hakad geliyay Madaxtooyada, nolosheydana halis ayay ku jirtaa”

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo