Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Hantida Donald Trump oo hoos u dhacday [Akhriso Liiska Maalqabeenadda Dunida ugu horeeya oo lasoo saaray]

    Hantida Donald Trump oo hoos u dhacday [Akhriso Liiska Maalqabeenadda Dunida ugu horeeya oo lasoo saaray]

    March 7, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa hoos ugu soo dhacay kaalinta 222-aad ee diiwaanka maalqabeennada Adduunka ee majaladda Forbes, kadib markii hantida uu haysto oo ahayd $3.5 bilyan ay hadda hoos ugu dhacday $3.1 bilyan oo doolar.

    Majaladda ayaa sheegtay in hoos u dhaca hantida Trump ku timid ay ugu wacan tahay qiimo dhac ku yimid hantida ma guurtada ah ee uu ku leeyahay New York iyo dakhliga kasoo gala goobaha lagu ciyaaro kubbadda usha lagu gamo ee Golf.

    Waxaa diiwaanka ugu sareeya ninka asaasay, islamarkaasna ah milkiilaha shirkadda iibka internerka ee Amazon, Mr. Jeff Bezos. Hantida Mr Bezos ayaa imika gaartay $112 bilyan taasi oo qiyaastii ahayd $39.2 bilyan sanaddii aanu soo dhaafnay.

    Sare u kaca ku yimid hantida Mr Bezos ayaa ah ah tii ugu badnayd ee abid la diiwaangaliyo caalamka.

    bbc

    Sara u kaca ku timid hantidiisa ayaa meesha ka saartay asaasaha shirkada Microsoft Bill Gates,oo hantidiisa sanadkan ay dhan tahay $90 bilyan oo doolar soona galay kaalinta labaad.

    Mr Gates ayaa hogaaminay liiska shaqsiyaadka ugu hantida badan caalamka 18 sano ka mid 24-kii sano ee ugu dambeyay.

    Majaladda ayaa waxay wax ka qortay 2,208 bilyandheer taasi oo ah markii 32-aad ee ay samaynayso qiimaynta sanadlaha ah ee sida ay u kala sareeyaan dadka milyadheerka ah.

    Xiddiga dhanka maalgashiga ku caanbaxay ee u dhashay dalka Mareykanka Warren Buffett,oo hantidiisu ay ahayd sanad ka hor $75.6 bilyan oo doolar ayaa kaalinta saddexaad soo galay waxa ayna hantiddisu ay imika dhan tahay $84 bilyan oo doolar.

    Qofka ugu hantida badan Yurub ahna ninka soo galay kaalinta afaraad ayaa ah milkiilaha shirkadda alaabaha raaxada iibisa ee LVMH, Bernard Arnault, oo ay hantdiisa dhan tahay $72 bilyan oo doolar.

    Dal ahaan haaddii la eego Mareykanka ayay ku nool yihiin bilyandheerada ugu badan oo tiradoodu ay dhan tahay 585 qof , waxaa soo raaca dalka Shiinaha.

    Gobolka California oo kali ah ayaa waxaa ku nool 144 bilyandheer.

    Dalka Jarmalka ayay ku nool yihiin Bilyadheerada ugu hantidaa badan Yurub taasi oo dhan 123.

    Dalka Hindiya ayaa Bilyandheerada ku nool waxa ay tiradooda dhan tahay 119 halka Ruushka ay ku nool yihiiin 102.

    Dalka Britain ayaa waxaa ku nool 53 Bilyandheer sida ay sheegtay jariiradda Forbes, Taasi oo hoos uga soo dhacday tirada oo 2017 ahayd 54.

    Luisa Kroll iyo Kerry Dolan, ooka tirsan Jariiradda Forbes ayaa waxa ay sheegeen: “in dadka qaniga ah ay hantidooda sii badanayso , waxaana sii balaartay farqa u dhaxeeya bilyandheerada.

    Donald Trump Trump US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Jarmalka oo Malaayiin Doolar ugu deeqday Mashaariic laga fulinayo Magaalada Muqdisho [Sawirro]
    Next Article Wasaaradda Duulista Soomaaliya oo Ammaro kusoo rogtay Shirkadaha Diyaaradaha ee ka howlgala Gudaha Dalka [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo