Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Haweenay ka tirsan Shaqaalaha Isbitaalka Digfeer oo u geeriyootay Rasaas ay fureen ciidamada Dowladda

    Haweenay ka tirsan Shaqaalaha Isbitaalka Digfeer oo u geeriyootay Rasaas ay fureen ciidamada Dowladda

    February 17, 2022Updated:February 18, 20221 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Isbitaalka Digfeer ayaa shaaciyey in haweeney ka tirsaneyd shaqaalaha Caafimaadka ee Isbitaalkaasi maanta lagu dilay magaalada Muqdisho.

    Wararka ayaa sheegaya in Sacdiya Cabdi Yuusuf ay haleeshay rasaas ay fureen ciidamada dowladda oo wadadda furanayey xilli ay la socotay Mooto-Bajaaj, waxayna u geeriyooday rasaastii ku dhacday.

    Marxuumad Sacdiya waxay hore uga shaqeysay qeybta Gargaarka Degdegga ah ee isbitaalka Digfeer, waxayna hadda ka howlgaleysay qeybta qalliinka guud iyo qeybta qaliinka lafaha. Meydkeedka ayaa la geeyay isbitaalkii ay ka shaqeyneysay.

    Eehelkeeda ayaa laga soo xigtay inay Marxuumad Sacdiya Cabdi Yuusuf mar dhow ka baxday umul, ayna nuujinaysay cunug seddax bil jir ahaa.

    Qoraal kasoo baxay maamulka Isbitalka Digfer ayaa lagu yiri: “Maamulka iyo Shaqaalaha Isbitaalka waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada iyo qaraabada Sacdiyo Abdi Yusuf oo ka mid ahayd shaqaalaha Isbitaalka oo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho. Waxaan Marxuumada Allah uga baryeeynaa inuu jannadii Fardowso ka waraabiyo ehelkeedana samir iyo iimaan ka siiyo”.

    Ciidamada dowladda ayaa dad badan oo shacab ah ku laayey jid furasho iyo rasaas ay ku furtaan wadooyinka mashquulka ah, iyadoo inta sharciga la horgeeyay kooban yihiin.

    Dil Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleOdayaasha soo xulaya Ergada Dooraneysa Fahad Yaasiin oo la shaaciyey iyo Goob aan loo cayimin..
    Next Article Guddiga Doorasha Federaalka oo Hakiyey Kursiga HOP086 ee loo xiray Fahad Yaasiin (Dagaalka Waraaqaha)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo