Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Haweeney Talyaani ah oo laga soo furtay Alshabaab (Howlgal ay fuliyeen Sirdoonka Italy….”

    Haweeney Talyaani ah oo laga soo furtay Alshabaab (Howlgal ay fuliyeen Sirdoonka Italy….”

    May 9, 2020Updated:May 10, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal Wasaaraha Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa shaaciyey in lasoo furtay haweeney u dhalatay dalkaasi oo afduub loogu heystay gudaha Soomaaliya.

    Qoraal uu Ra’iisal wasaare Conte soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay in la xoreeyay Silvia Romano oo ah gabar Talyaani ah oo tan iyo November 2018 lagu heystay gudaha Soomaaliya, markii dalka Kenya ay kasoo afduubteen maleeshiyo ka tirsan Alshabaab.

    Howlgalka lagu soo furtay haweeneyda Silvia Romano ayaa la sheegay inuu xalay dhacay iyadoo ay fuliyeen ciidamada sirdoonka dibadda ee Talyaaniga iyo ciidamo kale oo kaalmeynaya, kuwaasoo weerar ku qaaday Goob la sheegay inay 30 KM u jirto magaalada Muqdisho oo lagu heystay.

    Gabadha Talyaaniga ah ee Silvia Constanca Romano oo laga afduubtay degaanka Chakama ee maamulka Kilif, dalka Kenya ayaa ilaa xilligaas la ogeyn halka afduubka loogu heysatay, waxaana Ra’iisal wasaaraha Talyaaniga Giuseppe Conte uu howlgalkan uga mahad celiyey Sirdoonka dalkiisa ee dibadda ka howlgala.

    “Silvia Romano waa la sii daayey. waxaan u mahadceinayaa ragga iyo haweenka Sirdoonkeena dibadda. Silvia waxaan kugu sugeynaa halkan Talyaaniga” ayuu Raiisal wasaaraha Talyaaniga ku yiri qoraal kooban uu soo saaray.

    Ragga afduubka ku heysatay haweeneydan ayaa la sheegay inay la xiriireen qoyskeeda iyo dowladda Talyaaniga ayna dalbadeen lacag madax furasho ah.

    Silvia ayaa hadda la sheegay inay ku sugan magaalada Muqdisho, iyadoo loo diyaarinayo in loo duuliyo dalkeeda Talyaaniga.

    Image
    Italy Silvia Constanca Romano Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKiisaskii ugu danbeeyay Cudurka Coronavirus ee Soomaaliya & Dadka sida oo gaaray 997 ruux
    Next Article Puntland oo shaacisay in Dadkii ugu badnaa laga helay Cudurka Covid-19 (Wasiir & xildhibaan ka mida)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo