Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Haweeneydii Boorsada Qaraxa ka fulisay Istanbul oo lasoo Bandhigay iyo Xog ay bixisay

    Haweeneydii Boorsada Qaraxa ka fulisay Istanbul oo lasoo Bandhigay iyo Xog ay bixisay

    November 14, 2022Updated:November 14, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladaha Turkiga iyo Hay’adaheeda Amniga ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Qarixii shalay ka dhacay magaalada Istanbul,kiyadoo soo bandhigay haweeneydii ka dambeysay boorsadii qaraxa iyo xogta laga helay.

    Magaca Haweeneyda ayaa lagu sheegay Axlam Albashir, waxayna u dhalatay Daka Suuriya, iyadoo ay shaqaaleysiiyeen ururka shaqaalaha Kurdiyiinta PKK oo ah jabhad dagaal kula jira dowlada Turkiga, waxayna u tabbarreen Sirdoon gaar ah.

    Haweeneyday ayaa si sharci daro ah ku gashay dalka Turkiga, iyada martay xuduudka Afrin-Idlib ee u dhaxeeya dalalka Syriya iyo Turkiga si ay howshan u fuliso.

    Haweeneydan oo wadatay taleefoon Mobile ah oo ay ka soo qaadatay magaalada Kobane ee Suuriya kuna timid Istanbul, Booliisku oo dabagal ku hayey teleefoonkaasi ayaa xiririkiisa waayey habeen, waxayse hadda qabteen ninkii haweeneyda kaxeeyey xilligaasi.

    Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga Suleyman Soylu ayaa sheegay in haweeneyda is qarxisay Isgoyska wadadda Xoriyadda eee Istanbul ay u qorsheysneyd inay maanta isaga baxdo dalka Turkiga, una gudubto dalka Giriiga haddii aan gacanta lagu soo dhigin

    Booliska Turkiga ayaa sheegay inay hayaan Cod maqal ah oo ururka PKK uu amaray in la dilo marka uu qaraxa dhaco, si aan qaban xogteedana lo oogaan.

    Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga ayaa sheegay in booliska ay sidoo kale gacanta ku dhigeen qof looga shakisan yahay in amar lagu siiyay inuu toogto haweeneyda qaraxa ka fulisay magaalada Istanbul.

    Ciidamada Booliska Turkiga ayaa 46 qof u xiray kiiska Qaraxa Isbtanbul oo baaritaankiiisu socdo, waxayna dadkaasi ka tirsan yihiin Jabhadda PKK

    Qaraxa Istanbuul waxaa ku dhintay 6 qof, waxaana ku dhaawacmay 86 oo 5 ka mida ay xaaladoodu culus tahay, dowladda dalka Turkiga ayaa ku gacan seyrtay qabka Mareykanka iyo reer Galbeedka uga fal celiyeen, iyagoo ku eedeysay inay tageeraan ururkaa PKK ee argagxiisada ah.

    Istanbul PKK Qarax Turkey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHaweeneydii fulisay Qaraxii Istanbul oo la qabtay (Sawirro) Cidda ka danbeysay oo la shaaciyay
    Next Article Kalfadhigii 2-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka oo la furayo iyo Goobta..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo