Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Haweeney Muslim ah oo Madaxweyne ka noqoneysa dal kamida kuwa Qanisan Dunida [Sawirro]

    Haweeney Muslim ah oo Madaxweyne ka noqoneysa dal kamida kuwa Qanisan Dunida [Sawirro]

    September 12, 2017Updated:September 12, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Haweeneydii ugu horeysay ee muslim ah ayaa dhowaan madaxweyne ka noqoneysa Dalka Singapore oo ka mida dalalka ugu qanisan dunida.

    Xaliima Yacquub oo 63 jir ah, horena u soo noqotay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalkaasi ayaa noqotay musharaxa kaliya ee buuxiyay shuruudaha madaxweynaha Singapore laga rabo.

    Haweeneydan ayaa u dhaxda nin asalkiisu yahay Yemani oo ganacsade ah laguna magacaabo Maxamed C/llaahi Xabashi, waxayna xilkan isu sharaxday bishii hore iyadoo noqotay musharax buuxiyay shuruudihii laga rabay oo dhan.

    Dalka yar ee Singapore oo dadkiisu gaarayaan 6 milyan oo qof, waxaa muslimiin ah 14% oo kaliya, wuxuuna yahay dalka lixaad ee saldhigga dhaqaalaha adduunka, halka dakhliga qofkii soo gala uu yahay 90,000 oo doolar, wuxuuna ka qanisan yahay dalkan Faransiiska, Talyaaniga iyo Switzerland.

    Arbacadda ayaa lagu wadaa inay noqoto madaxweynaha cusub ee Singapore, waxayna taasi ka dhigan tahay madaxweynihii labaad ee muslim ah ee dalkaasi madaxweyne ka noqda kadib Yuusuf Isxaaq oo dalkaasi madaxweyne kasoo noqday markii uu xoriyadda qaatay sanadkii 1965.

     

     

    Madaxweynaha Singapore noqon doontaa muddo lix sanadood ah, asalkeedu waa Malay, saygeeda Yemaniga ah, isna hooyadiis waa Malay, waxay sanadkii 1978 ka baxday Jaamacadda Singapore iyadoo baratay cilimiga xuquuqda insaanka, iyadoo muddo 40 sano ah ka soo shaqeysay hay’adaha dowladda ee dalkaasi.

    Waxay aad u jeceshahay kubadda cagta iyo cunto karinta, iyadoo si weyn looga yaqaan dalka Singapore, dalkan ayaa ah mid awoodda ay gacanta ugu jirto Golaha Wasiirada xukuumadda oo ku dhisan xisbiyo badan.

    Haliima Yacquub iyo saygeeda

     

    Halima Yaqub Singapore
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Beesha Absame & Madaxda Dowladda oo isku mari la’ Qodob ku saabsan Qalbi dhagax
    Next Article Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo