Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo ogolaatay in la isticmaalo Tallaal loo sameeyay Cudurka Kaneecada

    Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo ogolaatay in la isticmaalo Tallaal loo sameeyay Cudurka Kaneecada

    October 7, 2021Updated:October 7, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa Arbacadii sheegay in tallaalka kaliya ee la ansixiyey ee duumada ay tahay in si ballaaran loo siiyo carruurta Afrikaanka ah, taasoo laga yaabo inay calaamad u tahay horumar weyn oo ka dhan ah cudurka dila boqolaal kun oo qof sannad kasta.

    WHO ayaa taageertay isticmaalka tallaalka RTS, S – ama Mosquirix, kaas oo ay soo saartay shirkadda daawooyinka Ingiriiska ee GlaxoSmithKline (GSK.L).

    Ilaa sanadkii 2019, qiyaastiii 2.3 milyan oo tallaalka Mosquirix ah ayaa la siiyay dhallaanka ku nool Ghana, Kenya iyo Malawi, kaas oo ahaa barnaamij tijaabo oo ballaaran oo ay isku dubariday WHO, waxaana mashruucaas uu daba socday toban sano oo tijaabooyin caafimaad ah oo ka socday toddoba dal oo Afrikaan ah.

    Inta badan dadka uu cudurkani dilo waxay ka yar yihiin shan sano. “Kani waa tallaal ay Afrika ka soo saareen saynisyahanno Afrikaan ah, aad ayaana ugu faraxsannahay,” ayuu yiri agaasimaha guud ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus, oo intaa ku daray ‘Isticmaalka tallaalkan iyo waxyaabaha kale ee looga hortago duumada (sida shabagga sariirta iyo buufinta lagu dilo kaneecada gudbisa cudurka) ayaa badbaadin kara tobannaan kun oo dhallinyaro ah sannad walba,”

    Mid ka mid ah maaddooyinka ku jira tallaalka Mosquirix ayaa laga soo qaatay geedka naadirka ah ee laga helo dalka Chile oo la yiraahdo Quillay, sida ay Reuters Arbacadii qortay, waxaana shaki ku jiraa ilaa iyo inta la heli karo geedkaas.

    Afrika, duumada ayaa uga halis badan COVID-19, waxayna dishay 386,000 oo Afrikaan ah sanadkii 2019, marka loo eego qiyaasta WHO, iyada oo marka la barbar dhigo inta la xaqiijiya dhimashada COVID-19 ee Africa ay tahay 212,000, 18kii bilood ee la soo dhaafay.

    Africa Malaria WHO
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWarbixin: Odayaasha Reer Afgooye ee Taliyaha Booliska ugu xiran Muqdisho (Xil. Cali Afgooye & Gen. Xijaar)
    Next Article Barkhad Batuun oo si lama filaan ah uga hadlay Barakicinta Laas-Caanood, Weerarna ku qaaday Rooble

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo