Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Hay’adda Dowladda Soomaaliye oo loo furay Xarunta siisa Internet bilaash ah

    Hay’adda Dowladda Soomaaliye oo loo furay Xarunta siisa Internet bilaash ah

    August 26, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Maamulka Internet-ka Haya’adaha Dwoladda oo ay hirgelisay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoloojida.

    Furitaanka xaruntan waxaa ku sugnaa Wasiirka Boostada oo ay wehlinayeen mas’uuliyiinta kale ee Wasaaradda iyo Wasiiro ay kamid yihiin Wasiirka waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare iyo Wasiir ku-xigeenka Dastuurka Soomaaliya.

    Shaqaalaha ka howlagalaya xaruntan ayaa R/wasaare ku xigeenka warbixin kasiiyay sida ay u shaqeeyaan, waxayna sheegeen in internet-ka ay xarunta bixineyso  uu yahay internet xawaarahiisu dheereeya ee badda lasoo marsiiyo oo loo yaqaano Fiber Optic.

    Eng Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoloojiada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xusay in hirgelinta xaruntan Internet-ka bxisa ay muhiim u tahay Hay’adaha dowladda, isla markaana ay ka faa’iideysan doonaan dhamaan hay’ada kala duwan ee dowladda.

    “15 goobood ayaa waxaa la geeyay labo xarig oo isku dul wareegga leh, oo loogu talagalay in haddii uu mid go’o mid kale lagu fakado, 15-ka goobood waxaa degan hay’adaha dowladda, adeegyada ay Wasaaradda bixineyso uu yahay mid lacag la’aan ah” ayuu yiri Eng Cabdi Wasiirka Boostada.

    R/wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa bogaadiyay dadaallada ay wado Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoloojiyada, wuxuuna ugu baaqay Wasaaradaha kale inay ku deysadaan si looga mira dhaliyo qorshaha isla xisaabtanka oo halbeeg u ah Xukuumadda Soomaaliya.

    “Waan kuu hambalyaynayaa Wasiir, Xukuumadda Nabad iyo Nolol wax weyn ay ku faanto weeyaan oo horumar laga gaaray, Wasaaradaha kale inay kuu deydaan ayaan rajeynayaa, qiimeeyn iyo isla xisaabtan ayaa hal ku dhig u ah Xukuumadan” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka.

    Furitaanka xarunta maamulka Internet-ka Hay’adaha Dowladda ee ay hirgalisay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoloojiyada ayaa qeyb ka ah dadaallada Wasaaraddu ugu jirto hirgelinta xarumaha muhiimka u ah dalka.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Sawirro cajiib ah oo laga soo qaaday Saldhiga Turkiga ee Muqdisho [Gawaarida Gaashaaman ee Turkiga]
    Next Article AKHRISO DOKUMENT: Qaabka Fahad Yaasiin Xilalka uga qaado shaqaalaha Madaxtooyada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo