Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Hay’adda Hormuud Foundation oo Deeq Lacageed guddoonsiiyay Ardayda Maqalka la’ ee Iskuulka SEDDCO.

    Hay’adda Hormuud Foundation oo Deeq Lacageed guddoonsiiyay Ardayda Maqalka la’ ee Iskuulka SEDDCO.

    May 22, 2019Updated:May 22, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hay,adda Hormuud Telecom Foundation ayaa Maanta Deeq lacageed gaarsiisey xarunta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee SEDDCO oo ay wax ku bartaan Arday Maqalka la’.

    School-ka SEDDCO oo shaqeynaya muddo 2 sano ah ayaa waxaa wax ka barta 27 arday oo Da’doodo ay u dhexeyso 4 Jir – 27 Jir, kuwaas oo isugu jira Gabdho iyo wiilal, waxayna xaruntiisu ku taallaa Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir.

    Masuuliyiinta Hay,adda Hormuud Telcome Foundation ee uu Hogaaminayo Maamulaha hay,adda Mudane Cabdullaahi Nour Cismaan oo booqday xarunta School-ka ayaa shir muddo kooban socday oo ay wax uga ogaanayeen xaaladda Schoolka, ayaa waxa ay maamulka School-ka ku wareejiyeen Deeq lacageed, taasoo uu guddoomiyaha Hormuud Foundation sheegay in ay uga taageerayaan Kirada dhismaha muddo hal sano ah, Shidaalka Gaadiidka qaada Ardayda & Qeyb ka mid ah Mushaarka Macallimiinta.

    Dugsigan ayaa waxaa Gacanta ku haya Hay,adda Horumarinta waxbarashadda Dadka Maqalka la’ iyaddoo la soo bandhigay baahiyaha ay qabaan Maamulada Iyo Macalimiinta Dugsigaasi wax ka dhigta.

    Maamulaha Hay,adda Hormuud Telcome Foundation Mudane Cabdullaahi Nuur Cismaan ayaa ka sakow dhaqalaha ay Maanta siiyeen Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sarre ee dhaqaalooyaasha SEDDCO ayaa sheegay in ay sii wadi Doonaan Dhaqalaha noocaan oo kale oo ay ku Caawinayaan Xarumaha Waxbarashada ee Taageeradda u baahan.

    Cabdifitaax Mubaarik Maxamed oo ah Maamulaha Iskuulkan ayaa Madaxda Hay adda Hormuud Foundation uga Mahad Celiyay Deeqda Dhaqaale ee ay maanta soo gaarsiiyeen School-kooda, wuxuuna sheegay in ay wax weyn ka tari karto baahida Macslimiinta Iyo Dugsigaba.

    Talaabadan Qeybinta Deeqdan dhaqaale ayaa ku soo beegmeysa iyadoo Hay,adda Hormuud Telcome Foundation Maalmihii ugu Dambeeyay waday Tageero dhaqaale loogu Muujinayo Dadka Dhibaateysan ee Ku nool Degmooyinka Gobalka Banaadir.​

    Deeq Hormuud Foundation Muqdisho SEDDCO
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBaarlamaanka Federaalka oo Maanta kulan la isugu yeeray. [Akhriso Ajendaha horyaalla]
    Next Article DEGDEG: Qarax weyn oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay….

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo