Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa farriintii ugu horeysay oo ku sabasan shaqadeeda u dirtay Muwaadiniinta Soomaaliyeed, kadib qalalaase hareeyay maamulka iyo shaqada hay’adda oo keenay in isbedel lagu sameeyo.
Hay’adda NISA dib u bilowday inay farriimo ku soo qorto baraheeda rasmiga ah ee warbaahinta bulshada markii ay gaabis galeen muddo dhowr bilood ah, waxaana qoraalka caawa lasoo dhigay uu si toos ah ugu socdaa dadka Soomaaliyeed, iyadoo Hay’addu ku xaqiijineyso howsha ay dalka u heyso.
HOOS KA AKHRISO FARRIINTA NISA