Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 30
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Heshiis qarsoodi ah oo laga gaaray canshuurtii Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Banaadir

    Heshiis qarsoodi ah oo laga gaaray canshuurtii Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Banaadir

    October 26, 2014Updated:October 26, 20142 Mins Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Heshiis qaroodi ah isla markaana xeer jajab ah oo aan sharci iyo dowladnimo midna xiriir la lahayn ayaa laga gaaray murankii ka taagnaa canshuur ay Wasaaradda Maaliyadda dowladda KMG ah ka bilowday inay ka qaado Koontaroolada laga soo galo caasimadda iyo qeybaha ganacsiga oo ay ku jiraan suuqyada Gobolka Banaadir.

    Gen. Xasan Muungaab iyo Muxyadiin Juris
    Gen. Xasan Muungaab iyo Muxyadiin Juris

    Arrintan oo qeylo dhaan xoog leh uu ka soo saaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Gen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) kuna hanjabay inuu xilka uga tegi doono haddii aan la joojin canshuurtaasi ayaa la sheegay in murankaasi xalin waayeen xildhibaanno, hanti dhowrka guud iyo khubaro loo xilsaaray oo dhammaantood caddeeyay inay khaldan tahay wasaarada maaliyadda, waxaana arrintan si toos ah ugu lug lahaa Muxidiin Xasan Jurus oo agaasime waaxeed ka ah wasaaradda maaliyadda iyo wasiiru dowlaha Maaliyadda dowladda Federaalka C/llaahi Maxamed Muur (Qoraalkii hore ee arrintan ka akhri halkan).

    Wararka ay heleyso Wadani.com ayaa xaqiijinaya in dhibaatadani markii loo caal waayay ay labada nin si qarsoodi ah loo kulansiiyay ayna is afgarteen iyadoo aan cidna ku lug yeelan marka laga reebo madaxweyne Xasan Sheekh oo ay ku war geliyeen inay heshiiyeen. Is qabqabsiga hay’adaha dowladda iyo sharci darrada lagu gaarayo heshiisyada hoose ayaa muujineysa sida ay tabar darran yihiin hay’adaha dowladda iyo heerka ay gaarsiisan tahay ku takri falka awoodda.

     

    Wadani Info

    Muqdisho

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaad ka ogtahay Shirkadaha Turkiga ee ka howlgala Soomaaliya?
    Next Article Yaa heysta aqlabiyada xildhibaannada Baarlamaanka Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaaraha?

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo