Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Heshiiska Madaxda Somaliya iyo Kenya (Akhriso: Qaadkii Kenya oo la fasaxay iyo Qodobadda…)

    Heshiiska Madaxda Somaliya iyo Kenya (Akhriso: Qaadkii Kenya oo la fasaxay iyo Qodobadda…)

    July 15, 2022Updated:July 16, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku dhawaaqay heshiis ay gaareen saacado yar kadib markii uu dalka Kenya booqasho ku tegay Madaxweynaha Soomaaliya.

    Kulan ay xarunta Madaxtooda Kenya ku yeesheen Madaxweynayasha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Kenya Uhuru Kenyatta ayaa lagu gaaray heshiis ku saabsan Arrimaha dhaqaalaha, Amniga, Socdaalka iyo iskaashiga labada dal.

    Qodobadda ugu muhiimsan Heshiiska labada dal, sida ay shaacisay mnadaxtooyad Kenya aya kala ah:

    1- In duullimaadyada Kenya Airways (KQ) ee loo qorsheeyay inay ku yimaadaan Muqdisho ay si degdeg ah dib u billaabaan iyadoo lagu saleynayo heshiiska adeegga hawada ee labada dal (BASA). BASA waxa dib u eegi doona Masuuliyiinta ay khusayso.

    2- Waxaa kaloo la isla gartay, in la fududeeyo, lana horumariyo iskaashiga ganacsiga iyo dhaqaalaha ee labada dal. Waxaa la faray in si degdeg ah suuqa Kenya loogu fasaxo Wax soo saarka kalluunka ee Soomaaliya oo la geeyo Kenya, dib u soo celinta ganacsigii Qaadka (miraa) ee Kenya iyo Soomaaliya oo loo bilaabayo si degdeg ah.

    3- Waxaa la faray hay’adaha ay khusayso inay fuliyaan bixinta fiisaha tooska ah, marka ay yimaadaan, mudanayaasha, senatarada iyo dublamaasiyiinta haysta baasaboorka diblomaasiga ah iyo oo ka socda wasaaradaha arrimaha dibadda. Fiisaha Dadka sita Baasaboorka Soomaaliga waxaa lagu bixin doonaa afartan – Sideed (48) saacadood gudahood, kadib marka ay soo dhameeyaan Codsiga Dal-ku-galka ee Online-ka ah.

    4- Waxaa lagu heshiiyey in la furo xuduudka labada dal si nidaamiyo isu socodka dadka, korna loogu qaado ganacsiga badeecadaha iyo adeegyada.

    5- Waxaa la faray in Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Kenya iyo Soomaaliya lagu qabto Muqdisho Ogosto 2022 si looga wadahadlo, loogana heshiiyo arrimaha khuseeya labada dal, sida howlaha amniga ee wadajirka ah, Difaaca, Beeraha, Ganacsiga, Isdhaafsiga Sirdoonka, Caafimaadka. waxbarasho, tababaro dhinacyo kala duwan ah, iyo dib u eegista joogtada ah ee nidaamka fiisaha.

    6- Waxaa la faray Wasaaraddaha Arrimaha Dibadda inay xaqiijiyaan dhaqangelinta qodobbadii ay ku heshiiyeen labada Madaxweyne muddo laba (2) toddobaad gudahood ah oo ka bilaabmaysa taariikhda war-murtiyeedka wadajirka ah.

    Hassan Sheikh Kenya Somalia Top Uhuru Kenyatta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleUhuru Kenyatta oo Madaxtooyada Kenya ku qaabilay Madaxweyne Xasan Sheekh (sawirro)
    Next Article Madaxtooyada Somaliya oo Qaab kale u shaacisay Heshiiska Madaxda Kenya iyo Somalia

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo