Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Hey’adda Hormuud Foundation oo Deeq gaarsiisay Maxaabiista Xabsiga Dhexe iyo Naafadda ciidamada Xoogga [Sawirro]

    Hey’adda Hormuud Foundation oo Deeq gaarsiisay Maxaabiista Xabsiga Dhexe iyo Naafadda ciidamada Xoogga [Sawirro]

    May 17, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hey’adda Kheyriga ee  Hormuud Foundation ayaa deeq raashin, dhar iyo xoolo nool ku wareejiyey Mas’uuliyiinta Xabsiga dhexe ee Xamar taasoo ay ugu talagashay inay Bisha Barakeysan uga baxaan maxaabiista ku xiran Xabsigaas.

    Ugu horeyntii Madaxa Hey’adda Kheyriga ah ee  Hormuud Foundation Cabdullaahi Nuur Cismaan ayaa ka war bixiyey waxyaabaha ay ka kooban tahay deeqdaan, wuxuuna sheegay inay ka kooban tahay: 100 Loor oo Sonkor ah, 100 loor oo Bariis ah , 100 loor oo Bur ah , 1000  Kun Liitar oo Saliid Caddey ah, 5 Juuni oo caleenta Shaaha ah, 10 Kartoon oo Cabitaanka Foster ah, 4 Kun oo Kiilo oo Timir ah, Sidoo kale wuxuu sheegay inay wareejiyeen ilaa 5 neef oo Geel ah oo nooca ugu sareeyo ah.

    Cabdullaahi Nuur ayaa Sidoo kale ka dhawaajiyey inay Hormuud Foundation  madaxda Xabsiga dhexe ku wareejiyeen dharkii ay ku ciidi lahaayeen dhammaan maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe oo isugu jira Rag iyo Dumar.

    Taliyaha Ciidamada Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa Hormuud Foundation ka guddoomay deeqdii raashinka iyo xoolo nool ka koobneyd wuxuu Alle uga baryey inuu siiyo badal ka kheyr badan

    “Waxaan leenahay Hormuud Foundation Illaahey maashii ay kasoo saareen wax ka badan oo kheyr badan allaha ugu badalo, aduunka Allaha ku xafido, Aakhrana Allaha ugu badalo janadisa, Qabrigana allaha u waasiciyo” Ayuu yiri  Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo saxaafadda kula hadlay Xarunta xabsiga dhexe.

    Dhan kale Hey’adda Kheyriga ee Hormuud Foundation ayaa naafada Ciidamada xoogga dalka ee dagaalkii 77 ee ku nool Isbitaal Martiini soo gaarsiisay deeq isugu jirtay lacag iyo timir. waxaana mar kale deeqdaan faahfaahin ka bixiyey Madaxa Hey’adda Kheyriga ah ee  Hormuud Foundation Cabdullaahi Nuur Cismaan wuxuuna yiri:

    “Waxaan halkaan oo ah Isbitaalka Martiini deeqa isugu jirto lacag iyo Timir soo gaarsiinay naafada ciidamada Xogga dalka ee dagaalkii 77, waxayna deeqdaan ka kooban tahay 5 Kun oo Dollar iyo 400 oo Kiilo oo Timir ah” ayuu yiri.

    Deeqdaan ay Hormuud gaarsiisay Xabsiga dhexe iyo Naafadii Ciidamada Xoogga dalka ee dagaalkii Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa kusoo aadeyso xilli ay maalmo ka hor 100 Kun oo Dollar ugu deeqday dadka ay saameynta ku yeelatay daadadka ku fatahay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

    Image may contain: 7 people, people standing, camera and outdoor

    Image may contain: one or more people and outdoor

    Image may contain: 8 people, people standing

    Image may contain: 3 people, people standing

    Image may contain: one or more people, horse and outdoor

    No automatic alt text available.

    Image may contain: 8 people, people standing

    Hormuud Hormuud Foundation Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWararkii ugu dambeeyay Weerar Bam oo Caawa ka dhacay Magaalada Baydhaba
    Next Article Dabley Weerar ku qaaday Xarun ay Ciidamada Dowladda ku leeyihiin Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo