Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Hirshabeelle iyo Madaxda AMISOM oo kala saxiixday Heshiis Dhul lagu siinayo AMISOM [Sawirro]

    Hirshabeelle iyo Madaxda AMISOM oo kala saxiixday Heshiis Dhul lagu siinayo AMISOM [Sawirro]

    July 21, 2017Updated:July 21, 20173 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo dowlad-goboleedka Hirshabeelle ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis.

    Heshiiska ayaa maamulka Hirshabeelle ku siinayaa AMISOM Dhul ay degaan ciidan kamid ah ciidamada Amisom oo lagu xoojinayo ciidanka Amisom ka jooga xarunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle.

    Heshiiska ayaa dhigaya in dowlad-goboleedka Hirshabeelle siin doonto  dhul  howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, kaas oo loogu talagalay in loo adeegsado si lacag la’aan ahn howlgallada iyo maamulka  ciidanka

    Hirshabeelle ayaa horay waxa ay u martigelsay laba talis-qayb (Two sectors commands) oo ay leeyihiin ciidanka Amisom; kuwaas oo kala deggan Jowhar iyo Beledweyne.

    Wasiirka arrimaha gudaha ee Hirshabeelle Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa ku ammaanay ciidanka Amisom wadashaqeynta iyo xiriirka shaqo-wanaagga eek ala dhexeeye dowladgoboleedka Hirshabeelle; isaga oo intaas raaciyey in taasi suurtagelisay horumar laga gaaray dhinaca nabadgelyada gobolka.

    “Xaqiiqdii aad ayaan ugu faraxsanahay saxiixidda heshiiskan, waxa aan jecelahay in aan uga mahadceliyo walaalaheena Amisom naf-huridda ay sameynayaan; taas oo dhiiggooda ay u daadiyeen, una soo jeedaan habeen iyo maalin awgeen; si ay u sugaan ugana badbaabiyaan dalkan cadowga” sidaas waxa yiri wasiirka Arrimaha gudaha ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle mudane Maxamed Cali Caadle

    Danjire Francisco Caetano Madeira Ergayga gaarka ee howlgalka midowga Afrrika ee Soomaaliya (Amisom) ayaa isaga oo ku hadlaya magaca Amisom waxa uu saxiixay heshiiska isticmaalka si lacag la’aan ah dhulka, iyada oo dhinaca Hirshabeellana ay u saxiixay wasiirka Arrimaha gudaha Maxamed Cali Caadle.

    Danjire Francisco Caetano Madeira; ayaa u sheegay  Wasiirka intii ay socotay munaasbaddii lagu saxiixay heshiiska,  sida AU ugu faraxsan tahay lashaqeynta ay muujisay dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Mr Francisco ayaa yiri “Waxa aan soo dhoweyneynaa sida ay dowlad-goboleedka Hirshabeelle uga gu’an tahay lashaqeynta Amisom; taas oo damaanad iyo wax ku oolba  u ah in Amisom qayb ka qaadato xasilinta Soomaaliya”

    Francisco ayaa sidoo kale tibaaxay in taageerada Amisom ee hoggaanka Hirshabeelle ay suurtagal ka dhigtay dib u dejinta ciidanka wareejiyey dhismaha jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed; kaas oo u wareegaya Qaybta 5aad oo ku taal Jowhar; oo ah xarunta dowlad-goboleedka Hirshabeelle, waxa uu yiri Francisco:

    “Taasi waa astaan horumar, taasi waa astaan muujineysa in aan gaareyno ujeedkeenii ahaa xasilinta waddanka”

    Waxa uu sidaas oo kale carrabaabay sida uu ugu mahadcelinayo dowladgoboleedyada kale kuwaas oo kaalin wax ku ool ah ka qaatay martigelinta Qaybaha iyo talisyada ciidanka Amisom, kuwaas oo ku dherersan Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

    Hoggaamiyeyaasha ayaa sheegay in ay cadaadis iyo xoog bada gelinayaan sidii ay wadashaqeyn dheeri ah uga la yeelan lahaayeen howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya (Amisom) wixii ku saabsan maslaxadda Soomaaliya.

    AMISOM Dhul la siinayo AMISOM Dib u heshiisiin Hirshabelle Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGaari Qarax siday oo muddo yaallay degaanka Ceelasha oo dowladu fashilisay [Akhriso yaabkan]
    Next Article AKHRISO: Natiijada Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare 2017 [Muqdisho & Gobollada]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo