Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Hirshabeelle oo Iskoor cusub u dhigtay Doorasho ay kuraasta GSH kusoo wada laabteen xildhibaanadii hore

    Hirshabeelle oo Iskoor cusub u dhigtay Doorasho ay kuraasta GSH kusoo wada laabteen xildhibaanadii hore

    January 31, 2022Updated:January 31, 20222 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Hirshabelle ayaa maanta qabtay doorashadii ugu horeysay kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ay soo wada laabteen xildhibaannadii hore.

    Lix kursi oo maanta lagu soo doortay magaalada Jowhar waxaa xilalkoodii mar kale kusoo laabtay dhammaan lixdii xildhibaan, taasoo ay u fududeysay taageerada ay ka heleen Maamulka Hirshabeelle, waxayna noqotay iskoor cusub, marka la eego Puntland, K/Galbeed iyo Jubbaland oo soo saaraya xildhibaanno cusub.

    Xildhibananada ku soo baxay maanta doorashadii Jowhar waxay kala yihiin:

    Kursiga HOP033 waxaa kusoo baxay Yuusuf Ibraahim Afrax (Yuusuf Kabaale) oo hore ugu fadhiyey, isagoo helay 69 cod, halka musharax Maxamed Xuseen Sabriye oo la tartamay uu ka helay, 22-cod, waxaana xumaaday 6 Cod.

    Kursiga HOP005 waxaa kusoo baxay Maxamed Cumar Ceeymoy oo kursigaan ku faddhiyey 8-dii Sano ee la soo dhaafay, isagoo helay 73 cod. Maxamed Cumar Cali isu sharxay kursian ayaan goobta doorashada kasoo xaadirin, waxaa kaloo maqnaa ergadii, inkastoo loo farsameayay; waxaana codkii la qaaday uu ka helay 13-cod, iyadoo ay xumadeen 7 cod.

    Kursiga OP052 waxaa gacantaag ku qaadatay Farxiyo Maxamuud Dhaqane, kadib markii ay tartanka isaga hartay haweeneydii la tartami lahayd. Farxiya oo kuirsiga hore igu fadhisay ayaa helay gaaraya 93-cod.

    Kursiga HOP088 ayaa waxaa ku soo baxay Dahabo Suusow Maxamuud oo sidoo kale hore ugu fadhiday kursigaan, iyadoo heshay codaadka ergada, markii ay ka hartay doorashada Musharax Jamiila Maslax Bullow.

    Kursiga HOP097 ayaa waxaa markale kusoo baxday Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo 20 sano ku fadhiday kursigan, markii ay ka hartay tartanka mushrax Hodon Maxamed Xersi, waxaana u tartamida kursiga laga reebay Musharrax Xildhibaan Baarliin Maxamuud Biin. Cod gacantaag ah 99 ergo ayey ku qaadatay kursiga.

    Kursiga HOP089 waxaa isna cod gacantaag ah kusoo baxay xildhibaankii hore u fadhiyey ee Maxamuud Maxamed Jimcaale, markii ay ka hartay Doorashada musharax Ubax Haashim Odowaay.

    Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDad badan oo ku dhintay Qarax ay Alshabaab ka fulisay Magaalada Mandheera, Kenya (Sawirro)
    Next Article Dowladda Imaaraadka oo shaacisay xiriirka cusub ee ay la yeelaneyso Soomaaliya, kadib safarkii RW Rooble

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo