Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Hirshabele, Bariire, Rugta Ganacsiga & Qalbi-Dhagax [Afar dhacdo oo gilgishay Dowladda]

    Hirshabele, Bariire, Rugta Ganacsiga & Qalbi-Dhagax [Afar dhacdo oo gilgishay Dowladda]

    September 4, 20173 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Bil gudaheed waxaa dhacay 4 dhacdo oo gilgishay dawlada fedaraalka una baahan in loo helo xal ka dabatag ah, hadii kale waxey reebi kartaa saameyn Siyaasadeed iyo mid dawlad-nimo.

    A. Xil ka qaadistii Madaxweynihii Hir-shabele Cali C. Cosoble waxaa ka dhashay Hiiraan-land oo Madaxweyne u doorteen Cosoble mar kale, waxeyna u egtahay in ay ka dhala karto laba Maamul sida; Cadaado iyo Dhuusa-mareeb oo kale.

    B. Bariire waxaa ka dhashay; kala aragti duwanaan dawlada iyo qaadista mas’uuliyada dadkii lagu dilay Bariire iyo Magdhaw laga bixiyey wixii dhacay, taasna waxaa ka dhala kara in cid kasta oo horay loo dilay ama gadaal laga dili-doono Megdhaw laga bixiyo.

    C. Kala eryidii Rugta Ganacsiga waxaa ka dhashay laba garab oo Ganacsato ah iyo dawlada oo la kala safay iskuna khilaaftay xalkeeda.

    D. Dhiibistii Qalbi-dhagax waxaa ka dhashay kala shaki iyo is tuhun dhexmaray dawlada iyo shacabkeeda, markii uu soo baxay warku, dawladuna ka aamustay, markii horena lagu doortay wadani-nimo kadibna loo aqoonsaday dawlad shacab oo ka fog fara-gelin iyo saameyn shisheeye.

    Hadaba su’aasho waxey tahay; yaa ka danbeeyey dhacdooyinkaan in ay sidaan u dhacaan! Dawlada dhexdeeda miyaa? Mucaaradka miyaa ka danbeeya? Shisheeye miyaa u deberay oo ka danbeeya? Si caadi ah miyey u dhaceen? Dhaawac intee la eg ayey geysan karaan?.

    0
    1. Jinsiyada Somaliya iyo waajibka ka saaran dawlada ilaalinta Muwaadinka;

    Dastuurkeyna iyo dawladaheyna 1960 ilaa 2017 waxaa Muwaadin Somali ah qof kasta oo u dhashay 5 ta Beelood, meel kasta oo uu ka joogo Aduunka, Jinsiyad kasta oo uu heysto, meel kasta oo uu ku dhashay ama uu deganyahay, xil kasta oo uu hayo, hadii aan la bedelin Qaanuunkaas qof kasta oo ku abtirsada 5 ta Beel xaq ayuu ugu leeyahay dawlada in ay ilaaliso Naftiisa, Maalkiisa iyo Sharaftiisa. Tusaale: hadii Madaxda dawladu haysato laba Jinsiyadood ama ka badan, micna gaar ah malaha in qofku haysto Jinsiyad Itoobiya ama Kenya ama Jabuuti, hadii uu ku abtirsado 5 ta Beel.

    2. Fasiraada Arga-gaxisada: dawlad kasta qaab iyada u gaar ah ayey u Fasirataa! Tusaale: dawlada South Africa 70 – 80 aad Nelson Mandella waxey u taqiin Arga-gaxiso Somaliyana xaq u dirir, Israel Yasir Carafaat waxey u taqiin Arga-gaxiso, Carabta iyo dawladaha Islaamkuna waxey u yaqiineyn Mujaahid Xaq u dirir ah. Hadii Itoobiya Arga-gaxiso u taqaan ONLF & WSLF Somalidu waxey u taqaanaa xaq u dirir iyo gobanima-doon, kumana qasbana in ay isku fasir ka noqdaan, sida Somaliya waxey Arga-gaxiso u taqaanaa Shabaab lkn dawlado ayaa u yaqaan Mujaahidiin.

    Hadaba Shacabku waxey xaq u leeyihiin in dawladu u sharaxdo ama u faah-faahiso wixii dhacay iyo cidii ka danbeysay iyo sababa ay u dhaceen iyo xalka sida ay u rabto! Si loo baajiyo is faham-waa dadka iyo dawlada iyo gaab kala gala dawlada iyo shacadkeeda.

    W/Q: Dr. Mohamed Gacal
    Wasiiru dowlihii hore ee Arrimaha diabadda Soomaaliya

    Bariire Dr. Maxamed gacal Hirshabeelle Qalbi dhagax Rugta Ganacsiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDisinformation about Abdikarin’s refoulement to TPLF-led Ethiopian regime by the Somali regime of Farmajo
    Next Article Maxaa ka jira Codka laga duubay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ee Cosoble faafiyay?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo