Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Hogaamiyeyaashii Inqilaabka Turkiga iyo 6000 askari oo xabsiga la dhigay [SAWIRRO]

    Hogaamiyeyaashii Inqilaabka Turkiga iyo 6000 askari oo xabsiga la dhigay [SAWIRRO]

    July 17, 2016Updated:July 17, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay sii socdaan baacsiga dadkii ka dambeeyay inqilaabkii fashilmay ee ka dhacay dalka Turkiga

    iyo dadkii ka qeyb qaatay ayaa wararkii ugu danbeeay ay sheegayana in la qabtay sarkaalkii ugu sareeyay ee arrintan lagu eedeeyay iyo kumanaan askari oo kale.

    Wasiirka cadaaladda Bekir Bozdag ayaa sheegay in dadka la qabtay ay sare u dhaafeen 6000 ruux, wuxuuna intaasi ku daray inay weli socdaan howlaha lagu nadiifinayo ciidamada ayna sii kordhi karto tirada askarta iyo saraakiisha la xirayo.

    Gobolka Waqooyiga ku yaala ee Denizli ayaa lagu xiray 52 sarjaal oo ay ku jiraan saraakiil sare, waxaana la hadal hayaa xariga laba jeneraal oo ka danbeeyay afgembiga.

    Waxaa kaloo saraakiisha sare ee la xiray ka mida  Gen. Erdal Ozturk, taliyaha ciidamada saddexaad iyo Gen. Adem Huduti, taliyaha ciidamada labaad, waxaa kaloo ka dhex muuqda  Akin Ozturk, taliyihii hore ee ciidamada Cirka Turkiga.

    Madaxweynah Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in baarlamaanka go’aan ka gaari doono in lasoo rogo ciqaabka dilka ah si loogu fuliyo dadkii ka dambeeyay inqilaabka.

    Waxaa weli jidadka waaweyn iyo fagaarayaasha ka socda bannaanbaxyo waaweyn oo dadweynaha dalkaasi ku muujinayaan taageerada dowladda Turkiga.

    Generaal Ozhan Ozbakir,  oo ahaa taliyaha ciidamada Denizli iyo Batalyanka ciidamada 11aad ayaa ka mida saraakiisha sare ee la xiray sida ay shaacisay wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu.

    DAAWO SAWIRRO

    ataturk Jeneral Jeneral2

    Wadani.com

    Ordogan Sarakiil la xirxiray Top Turkey Turkiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQarax ka dhacay Magaalada Marka, Gobolka Shabeelaha Hoose
    Next Article Dab xoog leh oo ka kacay Hotel ku yaala Magaalada Riyaad, Sacuudiga

    Related Posts

    Sacuudiga oo ku dhawaaqay dhalashada Bisha Dulxaj ee Carafo iyo maalmaha Ciidul Adxaa

    May 27, 2025

    Muuqaalka qabsday Baraha Bulshada ee Madaxweynaha Faransiiska iyo Xaaskiisa (Daawo)

    May 26, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Madaxweynaha Turkiga oo ka hor yimid barakicinta Dadka Gaza, Donald Trump ku tilmaamay nin iska hadlay

    February 10, 2025

    Mucaaradka Hubeysan oo la wareegay talada dalka Syria iyo Madaxweynihii oo baxsaday

    December 8, 2024

    Maxkamadda Denbiyadda ICC oo soo saaray Amar lagu soo xirayo Madaxda Yuhuudda

    November 21, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo