Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Hoggaanka Sare ee Alshabaab oo Bayaan kasoo saaray Weerarkii Manda Bay, Kenya & Shuruudo ay hordhigeen Mareykanka..

    Hoggaanka Sare ee Alshabaab oo Bayaan kasoo saaray Weerarkii Manda Bay, Kenya & Shuruudo ay hordhigeen Mareykanka..

    January 8, 2020Updated:January 9, 20202 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee Ururkaasi, kaasoo uu jeediyey afhayeenka guud ee Xarakada, Sheekh Cali Maxamuud Raage.

    Bayaankan oo lagu tarjumay luuqadaha Carabiga iyo Ingiriiska ayaa looga hadlay weerarkii Maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen Saldhigga Manda Bay ee lagu magacaabo Kaam Simba, Gobolka Lamu, Kenya, waxaana laga hagaa howlgallada Mareykanka ka fuliyo Somaaliya iyo Bariga Afrika.

    Afhayeenka Alshabaab ayaa sheegay in Koox ka mida Ishtish-haadiyiinta Alshabaab ay Saldhigga ku dileen 17 askari oo Mareykan ah iyo 9 Ciidamada gaarka ah ee Kenya, iyagoo howlgal qorsheysan ka fuliyey saldhiggaas, iyagoo burburiyey gaadiid, saanad iyo 7 diyaaradood, ujeedka weerarka ayuu ku sheegay inuu olole dagaalka ee Alshabaab ugu magac dartay “Qudus Lama Yahuudeynayo”, isagoo ahaa weerarkii labaad kadib weerarkii Saldhigga Balidoogle, wuxuuna si faahfaahsan uga hadlay qadiyadda Falastiin.

    Sheekh Cali Dheere ayaa shuruud hordhigtay dowlada Mareykanka haddii ay dooneyso inay ka badbaado weeraradooda, wuxuuna ka dalbaday inay joojiyaan dhammaan taageerada iyo tababarrada ay siiyaan maamulka Yahuudda, sidoo kalena joojiyaan duqeymaha ka dhanka ah dumarka iyo caruurta Muslimiinta, ciidankooda kala baxaan wadamada Muslimiinta, soo daayaan maxaabiista Muslimiinta ee sida xaq-darrada ah ugu xiran xabsiyadooda.

    Sheekh Cali Dheere ayaa bayaankiisa ku yiri “Hadaba Haddii ay u hogaansami weydo dowlada Mareykanka- dalabkaas natiijadu ma noqon doonto keliya in dhiig hor leh ciidankiina uga daato dhulalka Islaamka, balse waxaa halis gelin doona nolosha iyo masaalixda dhamaan dadka Ameerikaanka ah ee kunool daafaha dunida..”

    Wuxuu kaloo shacabka Mareykanka ugu sheegay shacabka Mareykanka inay ku seexdaan, kuna soo toosaan in inta dowladdiinu ay sii waddo inay maamulka Yahuudda ku taageerto dulmigooda ka dhanka ah dadka reer Falastiin ee Muslimka ah inaysan amni iyo ammaan ku heli doonin gudaha dalkiina, ama dibadiisaba intaba.

    Alshabab Top US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Trump oo si qabow uga hadlay Weerarkii Iiraan. “Dhammaan Ciidamadeena waa bed qabaan, mana..”
    Next Article Faahfaahin: Ciidamada gaarka ah ee NISA oo howlgal ka fuliyey xaafado ka tirsan Muqdisho & Miinooyin ay Qarxiyeen..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo