Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in horjooge ka tirsan Alshabaab oo ka howlgala gobolka Sh/Hoose uu isu dhiibay ciidamada dowladda.
Horjoogahan oo ka mid ahaa madaxda Alshabaab ee G/Shabellaha Hoose ayaa lagu magacaabaa Ibraahim Maxamed Bitow, waxaana la socday Waardiyihiisii gaarka ahaa, iyagoo isugu dhiibay Guutada 14-ka October ee ciidamada milateriga oo ka howlgala Magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose.




![Horjooge Alshabab u qaabilsanaa Sh/Hoose oo isu dhiibay Ciidamada Dowladda [Sawirro]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2019/03/Horjooge.jpg)