Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Horjooge ka soo goostay kooxda Alsahbaab oo kashifay xog ku saabsan hab-dhaqanka kooxda [Akhriso]

    Horjooge ka soo goostay kooxda Alsahbaab oo kashifay xog ku saabsan hab-dhaqanka kooxda [Akhriso]

    January 25, 20182 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Nasteh ayaa si qarsoodi ah uga dhex shaqeeynaayay Maleeshiyada Al-Shabab ta, Nasteh waxaa uuna xogaha u soo gudbin jiray horjoogayaasha Alshabaab ugu sarsareeyso, waxuuna u qaabilsanaa xaqiijinta iyo qorsheeynta qaraxyada iyo dilalaka qorsheeysan.

    Lakiin dabayaaqadi sanadki la soo dhaafay ayaaa isagoo ka faa’idaysanaay fursadaha ay siisay Dowladda Soomaaliya 26jrka lagu magacaabao Nasteh isku soo dhiibay Ciidanka Xooga Dalka,kana soo laabtay kamid ahaanshihii maleeshiyaadkaasi Alshabaab.

    Mar uu lahadlayay Wakaaladad Wararka Reuters ayuu ka sheekeeyey dhibaatooyinka Alshabaab ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed,wuxuuna sheegay in ALshabaab ay dhib weyn ku hayaan bulshada Soomaaliyeed oo ay kula dhaqaaqaan Dil dhac iyo barakicin.

    “Waxey dilaayeen culimaaudiinka, “Waxaa uu u sheegay wakaalada wararka ee Reuters xili ay wareysi muuqaal ah la yeelatay, waxaa uu sheegay in Alshabaab ay dileen 3 culimo ah dhawaan “Waxey dilaayeen iyago oo aan wax wadatashi ah aan sameeyn, micnaheedu wuxuu ah iyaga ayaa iska leh go’aanka ugu sareeyo”. Ayuu hadalkiisa intaasi ku daray.

    Dadka soogoostay ayaa u sheegay Reuters, inay qaar ku qasbanaadaan in ay soo maraan wado wareeg ah oo duurka dhexdiisa ah. “Ma aanan u sheegin xaaskeyga … waxba ma aanan cunin, wax yar ayaar ayaan seexan jiray, waxaan ka soo tagay dhamaan buugaagteeydi, waxaan tuuray dhammaan SIM Card-yadeeyda ay igu garanayeen,” ayuu yiri sarkaal sare oo dhanka waxbarshada ah oo heer degmo ah, isaga oo sharxaya soogoosashadiisa oo hal isbuuc ku qaadatay in uu ku soogosto.

    Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa sii kordhayay tirade Horjoogayaasha iyo Maleeshiyada Alshabaab oo isku soo dhiibaya Dowladda,iyagoo ka faa’idaysanaya baaqii Madaxweynaah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in cafis loo fidinayo dadka ka soo goosta Alshabaab,wixii xiligasi ka dambeeyey waxaa jiray tiro badan o kamid ah maleeshiyadaasi oo isku soo dhiibay ciidamada Dowladda.

    Alshabab Amiir Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Taabit oo yeelanaya kulankoodii ugu horeeyay
    Next Article Ganacsato uu ka mid yahay Sheekh Umal oo xaafad Casri ah ka dhiseysa magaalada Kismaayo [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo