Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Hormuud Foundation iyo Salaam Bank oo Deeq gargaar ah gaarsiiyay Haween Danyar ah

    Hormuud Foundation iyo Salaam Bank oo Deeq gargaar ah gaarsiiyay Haween Danyar ah

    May 8, 2020Updated:May 8, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    140 Haween danyar ah ayaa ka faa’ideystay deeq lacageed oo hay’ada gargaarka ee Hormuud (Horumuud Foundation) iyo Salaam Bank ay gaarsiiyeen iyadoo munaasabada lagu qeybinayeen deeqdan oo ka dhacday xarunta dhalinyarada Gabolka Banaadir ay soo qabanqaabisay gudoomiyaha haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab.

    Ugu horeyn gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab, isku duwihii gargaarka ayaa Hormuud iyo Salaam Bank Foundation uga mahadcelisay deeqda lacageed ee lasoo gaarsiiyay haweenka danta yar, waxayna sheegtay in haweenkan ay yihiin kuwo shaqooyinkoodii saameyn uu ku yeeshay Covid-19.

    Guddoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir ayaa tilmaamay in haweenkan danta yar ay isugu jiraan kuwa haysta caruur agoon ah, kuwo baahiyaha gaarka ah qaba oo laga soo kala xulay 17-ka degmo ee gobolka banaadir iyadoo ku tilmaantay Shirkadda Hormuud inay tahay halbowlaha ama udub dhaxaadka haweenka Soomaaliyeed.

    Madaxa Hormuud Foundation iyo Salaam Bank Cabdullaahi Nuur Cusmaan oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay in Deeqdan ay qeyb ka tahay barnaamij lagu kaalmeynayo dadka danta yar oo in dhowaanahanba ay wadeen, isagoo hoosta ka xariiqay in iyada oo laga duulayo shaqa la’aanta ka dhalatay covid 19 deeqdaan aysoo gaarsiiyeen haweenkan danta ayar
    Haweenka danta yar ee maanta loo qeybiyay deeqda lacagta ah ayaa ka mahadceliyay kaalmada maanta ay soo gaarsiiyeen Hormuud Foundation iyo Salaam Bank iyagoo tilmaamay in xiligii ay ubaahnaayeen lasoo gaarsiiyay, iyaga oo hadalo ubadan duco ujeediyay muxsiniintii soo gaarsiisay gargaarka.

    Dhinaca kale Cabdullaahi Nuur Cusmaan ayaa sheegay in Shirkada Hormuud ay gacan ka geysaneyso dhismaha qeybta labaad ee loogu tala galay in lagula tacaalo dadka qaba xanuunka Covid-19 iyadoo sidoo kale Ambulance ay ku xoojiyeen isbitaalka Martiini oo ah halka lagula tacaalo dadka uu soo rito xanuunka covid 19.

    Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in maalin kasta Hormuud Foundation iyo Salaam Bank Foundation ay ka qeyb qaataan afurinta dad badan oo dan yar ah.

    Barnaamijka lagu taakulaynayo dadka danta yar ayaa Hormuud Foundation iyo Salaam Bank waxaa maalmihii lasoo dhaafay ay ka wadeen gudaha Soomaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho iyadoo ay ka faa’iideysteen dad fara badan, waxayna madaxda Hay’ada balan qaadeen in ay sii laba jibaari doonaan wax u qabashada dadka danta yar.

    Deeq Hormuud Foundation Salaam Bank
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiiro ka tirsan Puntland oo laga helay Cudurka Coronavirus & Qof u dhintay…
    Next Article Xaaji Cusman Dhagaxow: “Dowladda Somalia 500 jawaan ayay keentay Beledweyne, nama soo gaarin lacagtii sanadkii hore”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo