Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Hormuud Foundation oo Deeq gaarsiisey Maxaabiista Xabsiga Dhexe iyo Naafada Xoogga Dalka. [Sawirro]

    Hormuud Foundation oo Deeq gaarsiisey Maxaabiista Xabsiga Dhexe iyo Naafada Xoogga Dalka. [Sawirro]

    May 9, 2019Updated:May 9, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hay’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq isugu jirta Raashin, Dhar & 5 neef oo geel ah ku wareejisay Mas’uuliyiinta Xabsiga dhexe ee Xamar, taas oo loogu talo galay afurinta & Ciidsiinta Maxaabiista xiran Xabsigaasi.

    Guddoomiyaha Hey’adda Hormuud Telecom Foundation Cabdullaahi Nuur Cismaan oo faahfaahin ka bixiyey wax ay ka koobantahay deeqdani, ayaa sheegay in uu ka kooban yahay Boqol loor oo Bur ah, Boqol Loor oo Bariis ah, Boqol loor oo Sokor ah, Kun Litter oo Saliid ah, Shan Jawaan oo Caleen ah, Toban Kartoon oo Cabitaan ah, Afar kun oo kilo oo Timir ah, Shan Neef oo Geela nuuca birimada ah & Dharkoodii ciidda oo isugu jira Rag & Dumar intaba.

    Cabdikariin Cali Afrax oo ah taliye kuxigeenka ciidanka Asluubta ayaa ka gudoomay Hormuud Foundation deeqda ay ugu talo gashay maxaabiista, waxaana uu ku amaanay doorkooda bulshada iyo sida ay xili walba uga war hayaan maxaabiista ku jirta Xisbiga Dhexe.

    Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee Xafiiska Reysul wasaaraha Maryan Aadan Amiin oo goobta ka hadashay ayaa sheegtay in munaasabaddani ay tahay tii saddaxeed oo ay ka qeyb gasho, waxeyna ku ammaantay Hey’adda Hormuud Foundation in ay tahay hey’adda kaliya ee isu xilqaanta taakuleynta Dadka Gargaarka u baahan ee Soomaaliyeed.

    Hay’adda Hoormuud Foundation ayaa sidoo kale Deeq isugu jirta Lacag Dollar ah iyo Timir waxay ay Maanta gaarsiisey Ciidamada Naafada Xoogga Dalka ee ku jira Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Labada dhacdo ayaa kusoo beegmay iyadoo lagu jiro asbuucii koowaad ee bisha Ramadaan, oo ay caadiyan baahiyuhu bataan.

    Cabdulaahi Nuur Cusmaan, madaxa Hormuud Telecom Foundation oo sidoo kale saxafiyiinta kula hadlay Isbitaalka Martiini ayaa sheegay iney lacag dollar ah ku wareejiyeen naafada si ay wax ugu badsadaan inta lagu jiro bisha Ramadan, wuxuu kaloo sheegay in ay timir gaarsiin doonaan labo cisho gudahood. Madaxa ciidanka naafada ee isbitaalka Martiini ayaa hormuud uga mahadceliyay dadaalkeeda wanaagsan.

    Hormuud Foundation oo qeyb ka ah shirkadda Isgaarsiinta ee ugu balaaran Soomaaliya ee Hormuud Telecom ayaa inta badan xiliyaadaan oo kale looga bartay iney caawiso dadka nugul sida naafada, maxaabiista iyo agoonta.

    Deeq Hormuud Foundation Xabsiga Dhexe
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Yaa ka danbeeyay Is-rasaaseyntii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Kismaayo?
    Next Article Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday laba heshiis oo kala duwan [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo