Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Hormuud Foundation oo Lacag u qeybisay 300 Qoysas ka tirsan jaaliyadda Yeman

    Hormuud Foundation oo Lacag u qeybisay 300 Qoysas ka tirsan jaaliyadda Yeman

    June 2, 2019Updated:June 3, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq lacageeg u qeybisay 300 oo qoys oo katirsan Jaaliyadda Yaman ee ku nool magaalada Muqdisho.

    Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay Hotelka Shaamow ayaa 300 oo qoys oo dan yar waxaa lagu guddoonsiiyey lacag dhan $100 (Dollar) qoys kasta. Madasha lagu qeybinayay Deeqdan ayaa waxaa ku sugnaa Madax ka tirsan Shirkadda Hormuud iyo Hay’adda Hormuud Foundation oo deeqda Qeybinayay Dadka la siinayay Deeqdan iyo Marti kale.

    Cabdi Cali Maxamed oo ku hadlayay Magaca Shirkadda Hormuud ayaa sheegay in talaabada qeybinta deeqdan ay tahay mid lagu Caawinayo Dadka nugul ee baahiyaha qaba kuwasi oo ku nool muqdisho iyo gobolada Dalka.

    Cabdullaahi Nuur Cismaan oo ah Maamulaha Guud ee Hay’adda Hormuud Foundation ayaa sheegay in Hay’adda Hormuud Foundation mar walba u taagan tahay sidii ay u caawin lahayd dadka noocan oo kale ah.

    Sidoo kale Maamulaha ayaa sheegay in tani ay qeyb ka tahay howlaha Hay’adda ay ka wado muqdisho iyadoo sidan oo kale ay sanad walba shirkadda u qabato barnaamijyada Caawinaada dadka tabaaleysa.

    Ibraahim Saalax Deefullah oo ka mid ahaa Baarlamaankii hore ee Soomaaliya oo isu keenida dadka door ku lahaa ayaa madaxda Hay’adda Hormuud ku tilmaamay in ay ilgaar ah u leedahay Dadka cawinaada u baahan ee ku nool Magaalada Muqdisho.

    Qaar ka mid ah Dadka Maanta la siiyay Deeqdan dhaqaale ayaa u mahad celiyay Madaxda Hay’adda hormuud iyagoo tilmaamay in qeybinta deeqdan lagu soo beegay xili ay dadkan u baahnayeen Madaama Diyaargarowga ciida ku guda jiraan,

    Sanad walba sidan oo kale ayaa Hay’adda Hormuud Foundation waxay deeqaha Caawinaada Gar gaarka ay sidan oo kale uga fulisa Degmooyinka Gobalka Banaadir iyo Qaar ka mid ah Gobolada Dalka.

    Deeq Hormuud Foundation Jaaliyadda Yeman
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFAAHFAAHIN: Ciidamada Booliska & Koox Burcad ah oo isku rasaaseeyay Xamarweyne & Qasaare ka dhashay
    Next Article Dowladda Qatar oo ka hor timid Go’aanadii kasoo baxay Shir-Madaxeedyadii ka dhacay Sacuudiga

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo